Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Fiqi oo kormeeray fariisimaha ciidamada XD ee Baydhabo
    April 5, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Hoggaanka Guud ee Dhaqanka Koonfur Galbeed
    April 5, 2026
    Safiirka JFS ee Suudaan oo gudbiyay waraaqaha aqoonsigiisa
    April 5, 2026
    Guddiga Qaran ee Shaqaalaha Rayidka iyo Isbitaalka Hodan oo kala saxiixday heshiis muhiim ah
    April 5, 2026
    Taliyaha Ciimada Booliska Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay Saraakiisha ciidamada
    April 5, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Safiirka JFS ee Suudaan oo gudbiyay waraaqaha aqoonsigiisa
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiirka JFS ee Suudaan oo gudbiyay waraaqaha aqoonsigiisa
GudahaWararka

Safiirka JFS ee Suudaan oo gudbiyay waraaqaha aqoonsigiisa

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 5, 2026
1 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan Mudane Axmed Jaamac Cumar, ayaa u gudbiyay waraaqaha aqoonsigiisa (Letters of Credence) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Suudaan, Mudane Muxiyadiin Saalim, taasoo qeyb ka ah habraaca rasmiga ah ee aqoonsiga diblomaasiyadeed.

Safiirka Axmed Jaamac ayaa gaarsiiyay salaan uu ka siday Madaxweynha Dalka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, isaga oo sidoo kale adkeeyay sida ay uga go’an tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, waxbarashada iyo dhaqanka.

Labada dhinac ayaa isla qaatay muhiimadda ay leedahay horumarinta danaha wadajirka ah ee gacan ka geysanaya xasilloonida gobolka, horumar waara iyo xoojinta iskaashiga heer caalami, Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda Suudaan ayaa dhankiisa soo dhaweeyay Safiirka, isagoo caddeeyay taageerada buuxda ee Suudaan u hayso howlgalka diblomaasiyadeed ee Safiirka, isla markaana ammaanay xiriirka soo jireenka ah ee u dhexeeya labada dal.

Kulankan ayaa muujinaya dadaallada joogtada ah ee Soomaaliya ay ugu jirto xoojinta xiriirrada diblomaasiyadeed iyo kordhinta joogitaankeeda gobolka, iyadoo la furaayo fursado cusub oo iskaashi.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir Fiqi oo kormeeray fariisimaha ciidamada XD ee Baydhabo

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka…

April 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Diiwaan gelinta musharixiinta Madaxtinimada Galmudug oo Maanta ku eg.

Waxaa maanta ku eg diiwaangalinta Musharaxiinta Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen Galmudug, sida uu sheegay Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug.…

Wararka
January 27, 2020

Dib u eegista Siyaasadda Qaran ee dhalinyarada oo Dhuusamareeb looga arinsanayo.

MUQDISHO (SONNA)- Kullan looga arinsanayay dib-u-eegista siyaasadda Qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid…

GudahaWararka
July 31, 2021

Madaxweynaha JFS oo ugu baaqay xubnaha DFS in qeyb ahaan mushaharaadkoodi u jaraan gurmadka fatahaadaha

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya in dowrkoodi ay ka…

Wararka
October 29, 2019

Israel oo duqeymo cusub ku dishay 30 ruux oo u badnaa carruur

Ciidamada Israa'iil ayaa duqeeyay laba iskuul oo kale oo ku yaalla magaalada Gaza, iyagoo dilay ugu yaraan 30 Falastiiniyiin ah…

Caalamka
August 5, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023