Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka gaashaandhigga Rwanda oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey
    December 17, 2025
    Wasiir fiqi oo qaabilay wasiirka gaashaandhigga Jabuuti
    December 17, 2025
    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo qaabilay danjiraha Itoobiya
    December 17, 2025
    Wasiir Fiqi oo qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobay
    December 17, 2025
    Dowladda Soomaaliya iyo qaramada midoobay oo kala saxeexday Qorshaha 2025 ee lagu xoojinayo ilaalinta carruurta ay saameeyeen colaadaha hubaysan
    December 17, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shacabka Caasimadda ugu baaqay inay qaataan kaarka codbixinta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shacabka Caasimadda ugu baaqay inay qaataan kaarka codbixinta
GudahaWararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shacabka Caasimadda ugu baaqay inay qaataan kaarka codbixinta

By Abdulkadir
Last updated: December 8, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa shacabka caasimadda ugu baaqay inay qaataan kaarka codbixinta, si ay uga qeyb qaataan doorashada golaha degaanka ee lagu wadaa inay dhacdo 25-ka bishan.

Guddoomiye Muungaab ayaa sheegay in qof kasta oo hore u qaatay shahaadada is-diiwaan gelinta laga rabo inuu qaato kaarka codbixinta, maadaama uu kaarkani yahay kan u oggolaanaya inuu codkiisa dhiibto maalinta doorashada.

โ€œQof kasta oo haysta shahaadada is-diiwaan-gelinta waxaan ugu baaqayaa inuu qaato kaarka codbixinta, si uu 25-ka bishan u gudato waajibiisa codbixineed. Guddiga Doorashada iyo ururrada siyaasaddana waxaan u fududeyn doonaa dhammaan howlaha ay u adeegayaan bulshada,โ€ ayuu yiri Guddoomiye Muungaab.

Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa tilmaamay muhiimada ay leedahay in awoodda dib loogu celiyo shacabka, si ay u soo doortaan ciddii matali lahayd una hoggaamin lahayd. Wuxuu xusay in muddo dheer ay bulshada Gobolka Banaadir ka maqneyd xuquuqdan, isla markaana doorashadan ay dib u soo celinayso xaqa codbixinta ee muwaadiniinta caasimadda.

Dhanka kale, wuxuu ururrada siyaasadda ee diiwaangashan u sheegay inay si xor ah u soo bandhigi karaan ololahooda doorashada, isaga oo xusay in maamulka gobolka uu la shaqeyn doono Guddiga Doorashooyinka, si loo xaqiijiyo qabsoomidda doorashada golaha degaanka ee Gobolka Banaadir.

 

 

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka gaashaandhigga Rwanda oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

Muqdisho (SONNA): Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa maanta garoonka…

December 17, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xujeydii ugu horeysay oo Muqdisho ka baxay oo maanta gaaray dhulka barakeysan

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta dowladda FS mudane Mukhtaar Roobow iyo mas'uuliyiin kale ayaa sagootiyey xujeydii ugu…

GudahaWararka
May 15, 2024

Gen: Biixi” in ka badan 70-Khawaarij ayaa lagu dilay howlgal laga fuliyay gobolka Mudug,”

Muqdisho.(SONNA):- Taliyaha ciidamada lugta Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay howlgal xalay ilaa maanta…

GudahaWararka
January 25, 2023

Xuska maalinta Saxaafadda ee Soomaaliya (warbixin)

21-ka Janaayo waa maalin qaran oo ku weeyn quluubta bulshada,waxaana manta oo kale loo dabbaldegaa munaasabadda maalinta warbaahinta Soomaaliya oo…

GudahaMaqaallada
January 7, 2023

Taliyaha Boliiska oo Tababar u furay Ciidamo ka mid noqonaya kuwa Haramcadka+Sawirro

Muqdisho(SONNA)--Ciidankaan oo tira ahaan gaaraya 150 askari kana mid noqonaya ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad oo ka…

WararkaWargayska
March 15, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023