Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya
    June 2, 2026
    DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika ay la yeesheen Madaxweynaha K/Koonfureed
    June 2, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 2, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankiisa 7aad ee kalfadhiga 6aad ku yeeshay Xarunta Aqalka Sare
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankiisa 7aad ee kalfadhiga 6aad ku yeeshay Xarunta Aqalka Sare
Wararka

Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankiisa 7aad ee kalfadhiga 6aad ku yeeshay Xarunta Aqalka Sare

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 30, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)-Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankiisa 7aad ee kalfadhiga 6aad ku yeeshay Xarunta Aqalka Sare, ayadoo ajendaha kulanku uu ahaa, Akhrinta 1-aad ee Hindise-Sharciyeedka Howl-gabnimada, Xaqsiinta iyo hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka sida iyo halka kan labaad uu ahaa ka hadalidda Fatahaadaha Wabiyada Shabeelle iyo Jubba.

Hindise-Sharciyeedyadan waxaa soo diyaariyay Wasaaradaha Cadaaladda, Gaashindhiga iyo Arrimaha Gudaha, kuwaasi oo sharaxaad ka bixiyay muhiimadda ay leedahay.

Hindise-Sharciyeedka howlgabnimada, Xaqsiinta iyo hibooyinka Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maray Akhrinta 1aad. Guddomiyaha Aqalka Sare ayaa ku warwareejiyay Guddiga Difaaca Aqalka Sare si ay u gutaan wajibkooda ku aadan Hindise-Sharciyeedkan.

Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankiisa 7aad ee kalfadhiga 6aad ku yeeshay Xarunta Aqalka Sare, ayadoo ajendaha kulanku uu ahaa, Akhrinta 1-aad ee Hindise-Sharciyeedka Howl-gabnimada, Xaqsiinta iyo hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka sida iyo halka kan labaad uu ahaa ka hadalidda Fatahaadaha Wabiyada Shabeelle iyo Jubba.

Hindise-Sharciyeedyadan waxaa soo diyaariyay Wasaaradaha Cadaaladda, Gaashindhiga iyo Arrimaha Gudaha, kuwaasi oo sharaxaad ka bixiyay muhiimadda ay leedahay.

Hindise-Sharciyeedka howlgabnimada, Xaqsiinta iyo hibooyinka Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maray Akhrinta 1aad. Guddomiyaha Aqalka Sare ayaa ku warwareejiyay Guddiga Difaaca Aqalka Sare si ay u gutaan wajibkooda ku aadan Hindise-Sharciyeedkan.

Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa magaacabay Guddi ka kooban 8 xubnood oo ka shaqeeyn doona arrimaha Fatahaada Wabiyada Shabeelle iyo Jubba.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen.…

June 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra”iisul wasaare Xamse oo wasaaradda Qorshaynta ka sameeyaan howlo isugu jira daah-fur, xarig-jar iyo dhagaxdhig

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ka sameeyey Wasaaradda Qorshaynta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga howlo isugu…

GudahaWararka
March 9, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Culimada Baydhabo kala Hadlay ka qeyb qaadashada dib u heshiisiinta iyo dib u xoreynta Koofur Galbeed.

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo kulan kula qaatay qaar ka mid ah culimaa’udiinka Koofur…

GudahaWararka
January 20, 2023

Masar iyo Mareykanka oo taageeray midnimada dhuleed ee Soomaaliya

Qaahira-(SONNA)-Dowladaha Mareykanka iyo Masar ayaa taageeray madax-banaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka soo horjeestay damaca guracan…

GudahaWararka
September 19, 2024

Hay’adda SoDMA iyo Imaaraadka oo ka wada hadlay sidii dib u habayn loogu samayn lahaa biya xireenka Sabuun ee degmada Jowhar

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka hay’adda maareynta musiboyinka Qaranka ee SoDMA Dr; Axmed Cabdi Aadan, ayaa maanta la kulmay Safiir ku xigeenka…

GudahaWararka
March 12, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023