Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose
    November 19, 2025
    Aqalka Sare oo Ansixiyay Xubnaha Guddigga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul aadanaha
    November 19, 2025
    Madaxweynaha koonfur galbeed oo shirguddoomiyey shirka golaha wasiiradda
    November 19, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirkii ugu horreeyay ee ” Italophony”
    November 19, 2025
    Shirka Madasha Garsoorayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho
    November 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadahaย (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Aqalka Sare oo Ansixiyay Xubnaha Guddigga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul aadanaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Aqalka Sare oo Ansixiyay Xubnaha Guddigga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul aadanaha
GudahaWararka

Aqalka Sare oo Ansixiyay Xubnaha Guddigga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul aadanaha

By Cumar
Last updated: November 19, 2025
2 Min Read
Share

Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ansixiyey xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha, kadib markii ay u codeeyeen 28 xubnood oo ka mid ah 54-ta senotor.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo hormarinta xuquuql Insaanka dowladda FS Khadija Maxamed Al-Makhsuumi, ayaa ansixinta ka hor faahfaahin ka bixisay muhiimadda guddiga iyo doorkiisa ilaalinta xuquuqda iyo la xisaabintanka hayโ€™adaha dawladda, iyadoo muujisay kalsooni ku aadan in guddigu โ€œsi buuxda u fulin doono waajibaadkiisa la xisaabintanka hayโ€™adaha dowladda.โ€

Ansixinta guddiga oo maanta la dhaariyay ayaa yimid ,ka dib markii goโ€™aan taariikhi ah oo ay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ku ansixiyay 7 Oktoobar 2025, kaas oo siinaya Soomaaliya awood buuxda oo madaxbannaan oo ku saabsan xuquuqda aadanaha.

Bishii la soo dhaafay ee 11 Oktoobar 2025, Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ansixiyay dhismaha Guddiga Qaranka ee Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha.
Guddigu wuxuu ka kooban yahay sagaal xubnood, kuwaas oo dooran doona guddoomiye ka mid ah xubnaha:
Farxaam Maxamed Jimcaale
Axmed Sheekh Xamsa Abshir
Cali Maxamed Cilmi
Dr Cumar Cabdullaahi Calasoow
Drs Maryam Qaasim Axmed
Fadumo Cabdiqani Yuusuf
Maxamed Cusmaan Maxamuud
Maxamed Haaruun Maxamuud
Maymuun Sheekh Cumar

Guulaha isdaba-jooga ah ayaa muujinaya horumarka Soomaaliya ku samaynayso dhismaha dowladnimo ,gaar ahaan nidaamka xuquuq aadanaha ee madax-bannaan iyo xoojinta doorkiisa caalamiga ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Ciidanka Xoogga oo hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Gaarka ah ee CXD ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Madiina ee…

November 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamadda dowladda oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal ka tirsan khawaarijta oo ku dhuumanayey degmada Ceeldheer

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in howgal…

GudahaWararka
November 11, 2023

Ciidanka xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay degaankaย Deynuunay gobolka Baay

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad oo garab ka helaya Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, ayaa…

GudahaWararka
May 12, 2025

Kooxda Man United oo kalsooni ku qabta inay saxiixa Dembele ku garaaci karaan Arsenal iyo Liverpool

Manchester(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay kalsooni ku qabto inay dhammaystiri doonto saxiixa Moussa Dembele. Warsidahaย Soccerlinkย ayaa…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Wasiir Biixi oo shir ku saabsan dhaqaalaha Afrika uga qaybgalay Marocco

Casablanca (SONNA): Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka qeyb galay dood heer keedu sareeyo oo ay…

GudahaWararka
December 10, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023