Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidamada Xaq-u-dirirka Deegaanka oo jab culus gaarsiiyay Khawaarijta
    January 11, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan-doceed la qaatay dhiggiisa dalka Masar
    January 11, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Billowga Ololaha Doorashooyinka ee Gobolka Banaadir: Talaabo Taariikhi ah oo lagu xoojinayo Maamulka hoose
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Billowga Ololaha Doorashooyinka ee Gobolka Banaadir: Talaabo Taariikhi ah oo lagu xoojinayo Maamulka hoose
GudahaWararka

Billowga Ololaha Doorashooyinka ee Gobolka Banaadir: Talaabo Taariikhi ah oo lagu xoojinayo Maamulka hoose

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 12, 2025
4 Min Read
Share

Faallo: Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u billaabay ololaha doorashooyinka deegaanka, iyadoo la diyaarinayo doorashooyinka golayaasha deegaanka ee lagu wado in la qabto 30-ka bisha November ee sanadkan.

Tallaabbadani waa mid taariikhi ah oo aan hore loo arag ku dhawaad nus Qarni, taas oo muujinaysa isbeddel weyn eeย  ku saabsan ka-qaybgalka shacabka iyo xoojinta nidaamka maamulka hoose ee caasimadda Muqdisho, siย  loo doorto maamul hoosaadka degmoonka Gobolka Banaadir.

Doorashadan ayaa imaneysa kadib muddo dheer oo uu dalka ka jiray nidaam maamul dhexe ah, waxayna fursad cusub siisneysaaย  shacabka Muqdisho in ay si toos ah u doortaan wakiilladooda golayaasha deegaanka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, taas oo calaamad u ah bisaylka iyo koboca nidaamka dimuqraadiyadeed ee dalka.

Maalmihiiย  la soo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ka socday ol-ole xooggan oo ay wadaan xisbiyada siyaasadeed, kuwaas oo si tartan ah ugu diyaar garoobaya doorashada, iyadoo sidoo kale la diiwaangeliyey kumannaan qof oo muwaaddiniin ah, kuwaas oo horey isugu qoray liiska codbixiyayaasha si ay uga qaybqaataan doorashada soo socota.

Dhinaca kale, Xisbiga Caddaaladda iyo Wada jirka (JSP) ayaa si rasmi ah u shaaciyey inuu u doortay Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) Guddoomiyaha hadda ee Gobolka Banaadir in uu noqdo musharraxa rasmiga ah ee xisbiga u tartamaya xilka Guddoomiyaha Gobolka iyo Duqa Muqdisho.

Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Xisbiga, Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud, oo shir jaraaโ€™id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in xulashada Dr. Muungaab ay timid iyadoo lagu qiimeeyay khibraddiisa maamul iyo dadaalkiisa muuqda ee ku aaddan horumarinta Caasimadda.

Dhankiisa, Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Sheekh Faarax, oo ka tirsan isla xisbiga, ayaa sheegay in doorashada hoggaanka Gobolka Banaadir ay tahay tallaabo dimuqraadiyadeed oo muhiim ah, isla markaana uu rajaynayo in xisbiyada Qaran ay keeni doonaan isbeddel la taaban karo oo muuqda.

Dr. Muungaab, oo ah musharraxa xisbiga, ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay mudan yihiin dowlad casri ah oo leh karti, daahfurnaan, iyo tartan dhanka horumarka ah.

Dhanka kale, Xisbiga Dadka Soomaaliyeed ayaa isna si rasmi ah u billaabay ololihiisa doorasho, iyadoo xafladdiisa lagu qabtay barxadda Taallada Daljirka Dahsoon ee bartamaha magaalada Muqdisho.

Boqollaal taageerayaal ah ayaa goobta isugu yimid, iyagoo muujinaya xiise iyo kalgacal siyaasadeed oo xoog leh.

Guddoomiyaha xisbiga, Mudane Cali Maxamed Nuux, ayaa isna sheegay haddii ay shacabku codkooda ku aaminaan, ay kor u qaadi doonaan mushaharka ciidanka, isla markaana ay mudnaanta siin doonaan baahiyaha aasaasiga ah ee shacabka.

Sidoo kale, Xoghayaha guud ee xisbiga, Mudane Maxamed Nuur Jeelle, ayaa sheegay in xisbigu diiradda saari doono daryeelka bulshada nugul iyo dadka la haybsooco, halka Afhayeenka xisbiga, Mudane Cabdullaahi Maxamed Aadan uu carrabka ku adkeeyey muhiimadda mabdaโ€™aย  โ€œHal qof iyo hal codโ€, taas oo uu ku tilmaamay dammaanad lagu xaqiijinayo caddaaladda doorashada.

Doorashadaan lagu wado in ay ka dhacdo Gobolka Banaadir waxay astaan u tahay horumarka dimuqraadiyadda Soomaaliya, waxayna xoojinaysaa nidaamka maamul hoose iyo ka-qaybgalka shacabka ee dhismaha mustaqbalka Caasimaddooda, iyagoo codkooda ku muujinaya rabitaankooda siyaasadeed iyo hiigsigooda horumarineed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidamada Xaq-u-dirirka Deegaanka oo jab culus gaarsiiyay Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):--Ciidamada Xaq-u-dirirka deegaanka ee Macawisleyda ee Gobolka Hiiraan, ayaa fuliyay howlgal ballaaran oo si weyn…

January 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xuska maalinta caalamiga ah ee Baniโ€™aadannimada Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hayโ€™adda maareeynta masiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa ka qayb-galay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee Baniโ€™aadannimada Adduunka…

GudahaWararka
August 19, 2024

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ka dhacay Gedo ku dilay dhagarqabayaal

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fuliyay howlgal si heer sare ah loo qorsheeyay, kaas oo ka dhacay deegaanka Ceel-Cilaan, oo…

GudahaWararka
January 6, 2026

ย  Galmudud oo sheegtay in la joogo waqtigii wax loo qaban lahaa dadka ku barakacay abaaraha

Maamulkaย  Dowlad Goboleedka Galmudug ayaaย  sheegayย  inย  la gaarayย ย  xiliggiiย  loo istaagi lahaa bad baadintaย  naftaย  bini aadamka marka loo…

Gudaha
January 7, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

Qaahira, (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan…

GudahaWararka
January 24, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023