Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta
    January 10, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xarigga ka jaray Baakin casri ah oo laga hirgeliyey xayndaabka garoonka Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar
    January 10, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarriga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar  
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ra’iisal wasaare ku xigeenka 2-aad oo ka qaybgalay munaasabadda saxiixa mashruuca dardargelinta iyo horumarka dhaqaalaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisal wasaare ku xigeenka 2-aad oo ka qaybgalay munaasabadda saxiixa mashruuca dardargelinta iyo horumarka dhaqaalaha
GudahaWararka

Ra’iisal wasaare ku xigeenka 2-aad oo ka qaybgalay munaasabadda saxiixa mashruuca dardargelinta iyo horumarka dhaqaalaha

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: November 11, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qayb galay munaasabadda saxiixa mashruuca Dardargelinta Horumarka Dhaqaalaha iyo Bulshada ee Soomaaliya, oo lagu hirgelinayo iskaashi ballaaran oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya, UNDP, iyo Qaar ka mid ah Shirkadaha ganacsi ee dalka .

Mudane Jibriil, ayaa sheegay in mashruucan uu yahay tusaale muuqda oo muujinaya sida ay isku kaashan karaan, dhinacyada kala duwan ee dawladda, ganacsatada iyo saaxiibbada caalamiga ah, si loo gaaro hal ujeeddo oo ah horumar waara iyo fursado loo abuuro shacabka Soomaaliyeed.

“Mashruucan ma aha oo keliya barnaamij horumarineed; waa tusaale cad oo muujinaya sida hey’adaha dawliga ah, ganacsatada, iyo saaxiibbada caalamiga ah ay isu garab taagi karaan hal hadaf,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka.

Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka, ayaa carrabka ku adkeeyay in Xukuumadda DanQaran ay si buuxda uga go’an tahay abuurista deegaan ganacsi oo furan, iyada oo dib-u-habeyn lagu samaynayo shuruucda, canshuuraha, iyo nidaamyada ganacsiga, si loo fududeeyo maalgashiga iyo hal-abuurka gudaha.

Mashruucan ayaa si gaar ah diiradda u saaraya xoojinta deegaanka ganacsiga, shaqo-abuurka dhallinyarada, iyo horumarinta dhijitaalka. In ka badan 1,000 dhallinyaro Soomaaliyeed ayaa heli doona tababaro xirfadeed iyo dhijitaal ah, si ay u helaan shaqooyin ama u abuuraan ganacsiyo madax-bannaan, halka 500 ganacsi Soomaaliyeed – oo intooda badan ay hoggaaminayaan haween iyo dhallinyaro – ay si toos ah uga faa’iidaysan doonaan barnaamijka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta, una qaabilsanaa degmada Baardheere falalka…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dr Xabeeb iyo wafdi dhakhaatiir ah oo gaaray degmada Cadaado

Cadaado(SONNA):-Guddoomiyaha Cisbitaalka dhimirka ee Xabeeb, Dr. Cabdiraxmaan Cali Cawaale “Xabeeb”, ayaa gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Mudug isaga oo ay…

GudahaWararka
September 6, 2025

Puntland iyo Koonfur galbeed oo gaaray heshiis iskaashi “SAWIRRO”

Baydhabo (SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo isaga iyo…

GudahaWararka
September 26, 2020

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya  oo booqday Xarunta Safaaradda Soomaalida ee kenya

Gudoomiyaha golaha shacabka BFS Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur"Aadan Madoobe iyo xubno kale oo ka socday baarlamaanka Soomaaliya  ayaa booqday…

Gudaha
May 31, 2024

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo ku dhawaaqay in Xujeydii ugu horaysa maanta dalka ka dhoofayaan

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali {Abuu-Mansuur} ayaa ku dhawaaqay in si rasmi ah uu maanta…

GudahaWararka
June 3, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023