Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dab qasaare maaliyadeed oo ka socda Suuq-bacaad
    August 4, 2025
    Wasiirka maaliyadda oo kulan la qaatay danjiraha UK
    August 4, 2025
    Agaasimaha hay’adda socdaalka oo saxiixay hab-raacyo tayada adeega sare loogu qaadayo
    August 4, 2025
    Wasiirka arrimaha dibadda oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Venezuela
    August 4, 2025
    Wasiirka arrimaha dibadda oo warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay safiirka Mexico
    August 4, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Xildhibaanno ka socda JFS oo booqday xarunta seyniska iyo tiknolojiyadda ee China
    August 1, 2025
    Ergay Mareykan ah oo booqanaya Gaza iyo dad raashin doon ah oo la dilay
    August 1, 2025
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Sidee Isbeddelka Cimiladu u Hurinayaa Degganaansho La’aanta Geeska Afrika?
    July 29, 2025
    Soomaaliya iyo saameynta Isbedelka Cimilada
    August 1, 2025
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Soomaaliya iyo mar kale Kaduudiye (WARBIXIN)
    July 25, 2025
    Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka
    July 24, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasiirka arrimaha dibadda oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Venezuela
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka arrimaha dibadda oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Venezuela
GudahaWararka

Wasiirka arrimaha dibadda oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Venezuela

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: August 4, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Isniin ah, kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo, Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Bolivaria ee Venezuela, Marwo Moravia Peralta Hernandez.

Wasiirka ayaa u rajeeyay Danjire Moravia Hernandez in ay ku guulaysato howsha loo igmaday, isaga oo caddeeyay muhiimadda weyn ee ay leedahay xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee joogtada ah iyo xushmad is-dhaafsiga ka dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah ee Soomaaliya iyo Venezuela, isaga oo muujiyay baahida loo qabo qoto-dheereynta iskaashiga labo geesoodka iyo xoojinta wax-wadaag wax-ku-ool ah oo looga gol leeyahay horumarinta dano wadaagga, si sare loogu qaado iskaashiga dhammaan dhinacyada kala duwan ee muhiimadda u leh labada dal.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Dab qasaare maaliyadeed oo ka socda Suuq-bacaad

Muqdisho (SONNA): Dab qasaare maaliyadeed oo baaxad leh gaystay ayaa ka socda Suuq-bacaad oo ah…

August 4, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Khawaarijta oo khasaare xooggan lagu gaarsiiyay Masagawaa

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda degaanka ayaa ka hortagay weerar maleeshiyaadka Khawaarijta isku dayeen inay kusoo qaadaan magaalada Masagawaa…

GudahaWararka
November 10, 2024

Shirkii Afrika iyo Talyaaniga oo lagu soo geba gebeeyay Milano+sawirro

Milano(SONNA) Shirkii u dhexeeyay Dowladaha Afrika iyo Talyaaniga oo ay Soomaaliyan kujirto ayaa maanta lagu soo geba gebeeyay magaalada Milano…

Wararka
November 27, 2019

Kenya oo digniin adag u dirtay Al-Shabaab

Nairobi-(SONNA)-Wasiirka arrimaha gudaha Dalka Kenya, Fred Matiangโ€™I, ayaa digniin culus u diray Maanta Kooxda Argagixisada Al-Shabaab iyo Dadka gabbaadka siiya,…

Wararka
January 16, 2020

Natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada S/land ee caawa la filaayay inlagu dhawaaqo oo dib u dhacday

Hargeisa,(SONNA)- Natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada Somaliland ee caawa la filaayay inlagu dhawaaqo ayaa dib u dhacday. Berri ayaa la…

Gudaha
June 1, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023