Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqasho ku tegay Safaaradda Soomaaliya ee Qatar
    July 27, 2025
    Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka XFS oo xafiiskeeda ku qaabishay wafdi ka socda UN WOMAN
    July 27, 2025
    Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibedda oo beeniyay wada-hadal u dhexeeya Mareykanka iyo Khawaarijta
    July 27, 2025
    Madaxweynaha JFS ooย gaaray magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya
    July 27, 2025
    Ciidanka Xoogga oo howlgal ay ka fuliyeen gobolka Baay ku dilay Horjooge katirsan khawaarijta
    July 27, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Soomaaliya iyo mar kale Kaduudiye (WARBIXIN)
    July 25, 2025
    Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka
    July 24, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Ciidanka Xoogga oo howlgal ay ka fuliyeen gobolka Baay ku dilay Horjooge katirsan khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ciidanka Xoogga oo howlgal ay ka fuliyeen gobolka Baay ku dilay Horjooge katirsan khawaarijta
GudahaWararka

Ciidanka Xoogga oo howlgal ay ka fuliyeen gobolka Baay ku dilay Horjooge katirsan khawaarijta

By Abdulkadir
Last updated: July 27, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Durduro ee gobolka Baay oo hoos taga degmada Buurhakaba, waxay ku dileen Horjooge Axmed Maxamed oo gudaha Khawaarijta looga yaqaanay Mascuud, kaas oo Ciidanku ay meydkiisa soo bandhigeen.

Dhagarqabahaan waxaa lala dilay ilaaladiisii, wuxuuna Khawaarijta u qaabilsanaa sameynta iyo aasidda qaraxyada ay geliyaan waddooyinka.

Ciidanka Qaranka iyo kuwa xaq-udirirka degaanka ayaa degaana badan oo katirsan gobolada dalka ka wada howlgallo ka dhan ah khawaarijta jab xooggana lagu gaarsiiyay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqasho ku tegay Safaaradda Soomaaliya ee Qatar

Doha,(SONNA):- ย Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi…

July 27, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah furay shirka sannadlaha ee Bangiyada Dalka

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka sannadlaha ah ee Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo diiradda lagu…

GudahaWararka
September 29, 2024

Guddoomiye Yabooh: “Kuwa dadka marin habaabinaya waxaa looga baahan yahay in ay amniga dalka ka run sheegaan”

Balcad-(SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐ƒ๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ฒ๐ž (๐˜๐š๐›๐จ๐จ๐ก) ayaa sheegay in khawaarijtu uu gabbalkooda dhacay, kuwa dadka…

GudahaWararka
March 6, 2025

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo xukun dil toogasha ah ku riday Askari horay dil u geystay

Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xuku dil toogasho ah ku riday Mahad Cali Maxamuud oo katirsan ciidanka deegaanka ee…

GudahaWararka
August 26, 2024

Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay 40-Khawaarij ah

Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgallo ay sameeyeen oo ka…

GudahaWararka
October 19, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023