Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ a๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ h๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š i๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š s๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐š.
    July 17, 2025
    ๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ก๐ž๐ฒ’๐š๐๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐๐ž๐  ๐๐ž๐  ๐š๐ก ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐ ๐ฎ ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐š๐ง ๐๐š๐๐ค๐š g๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐€๐ฐ๐๐š๐ฅ
    July 17, 2025
    Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Shbaeellada hoose
    July 17, 2025
    Wasiirka maaliyadda XFS oo billad sharaf lagu guddoonsiiyay
    July 17, 2025
    Wafdi ka socda wasaaradda hawlaha guud oo shir uga qaybgalaya Algeria
    July 16, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
    Kulan la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda Israel iyo Iran oo ka dhacaya Geneva
    June 20, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
    Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda Shiinaha
    July 2, 2025
    Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti
    June 27, 2025
    26-ka juun โ€œCurashadii Maandeeqโ€
    June 26, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Dowladda Soomaaliya oo sheegtay xilliga la bilaabi doono qodista ceelasha shidaalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda Soomaaliya oo sheegtay xilliga la bilaabi doono qodista ceelasha shidaalka
GudahaWararka

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay xilliga la bilaabi doono qodista ceelasha shidaalka

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 16, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka shaqaynayso sidii loo qodi lahaa, khayraadka dalkeenna ee badda iyo berriga dalkeennu uu hodanka ku yahay.

Waxa uu xusay Raโ€™iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre in sannadkan gudihiisa ay ka shaqaynayso dowladda Soomaaliya in la qodo khayraadka berriga, kaas oo manaafacaad fara badan u leh guud shacabka Soomaaliyeed, wadankana u horseedi doonta inuu mid barwaaqo ah.

โ€œSanadkaan inta uusan dhammaan waxaa la bilaabi doonaa qodista ceelasha shidaalka, taas oo keeni doonta in Soomaaliya ay noqoto dal loo soo shaqo tago.โ€, ayaa uu yidhi Raโ€™iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, mar uu ka hadlayay arrintaasi.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ a๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ h๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š i๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š s๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐š.

Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada XFS ayaa maanta ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan iskaashiga dhinacyada shaqada,…

July 17, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Howlgal lagu baacsanayay Khawaarijta oo laga sameeyay gobolka Jubbada Hoose

Muqdisho (SONNA) Ciidanka hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka Jubbaland iyo ciidamada howlgalka midowga Afrika ee ATMIS ayaa hawlgal ka sameeyay…

GudahaWararka
March 18, 2023

Wasiir Goodax โ€œWaxaan xoojinaynaa dedaalka aan ugu jirno horumarinta Afka Hooyoโ€

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee xukuumada Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre oo ka hadlay dadaalka loogu jiro horumarinta Afka…

Wararka
February 21, 2020

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š.

Muqdisho (SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee XFS ayaa munaasabad ka dhacday Safaaradda Boqortooyada Ingriiska ku daahfuray Mashruuca Better Lives oo socon…

GudahaWararka
April 29, 2024

Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo magacaabay koox farsamo oo qaabilsan hagidda iyo isu duwidda qorshaha doorashada

Muqdisho (SONNA)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ballan qaaday hoggaaminta geeddi socod doorasho oo deg deg…

GudahaWararka
June 9, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023