Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dabaaldegga maalmaha xoriyadda oo lagu qabtay Hindiya
    July 2, 2025
    Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo kulan la yeeshay ku-xigeenka xoghayaha guud ee QM
    July 2, 2025
    NISA oo howlgallo ka fulisay deegaanno hoostaga Moqokori
    July 2, 2025
    ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ la k๐ฎ๐ฅmay w๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š QM ๐ฎ q๐š๐šb๐›๐ข๐ฅ๐ฌ๐š๐ง h๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š d๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š
    July 2, 2025
    Maareeyaha Guud ee Hayโ€™adda Duulista oo ka hadlay shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka muqdisho
    July 2, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
    Kulan la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda Israel iyo Iran oo ka dhacaya Geneva
    June 20, 2025
    Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran
    June 13, 2025
    Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan
    June 6, 2025
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda Shiinaha
    July 2, 2025
    Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti
    June 27, 2025
    26-ka juun โ€œCurashadii Maandeeqโ€
    June 26, 2025
    Madaxweyne Xasan oo Goob Joog u noqday dhammaadka Sahminta Badda Soomaaliya (WARBIXIN)
    June 14, 2025
    โ€˜Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyadaโ€™ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Safiirka Soomaaliya ee Aaljeeriya oo la kulmay wasiir dowlaha arrimaha dibadda dalkaas
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiirka Soomaaliya ee Aaljeeriya oo la kulmay wasiir dowlaha arrimaha dibadda dalkaas
GudahaWararka

Safiirka Soomaaliya ee Aaljeeriya oo la kulmay wasiir dowlaha arrimaha dibadda dalkaas

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: July 1, 2025
1 Min Read
Share

Aljeris (SONNA): Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya Danjire Yusuf Axmed Xasan( Yusuf Jeego) oo Kulan mira-dhal ah la qaatay wasiiru Dowlaha Wasaarada arrimaha dibadda ee dowladda Aljeeriya marwo Salma Bakhta Mansuuri.

Kulanka inta uu socday waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiyadeed, iskaashiga horumarinta dhaqaalaha, amniga iyo sidii loo horumarin lahaa nabadda iyo xasilloonida guud ahaan gobolka geeska Afrika.

Sida oo kale, kulanka waxaa looga wadahadlay sida ay uga goโ€™an tahay labada dal iskaashi wax-ku-ool ah, iyo in ay si buuxda uga qeyb qaadato dowlada Aljeeriya, dadaallada ay wado dowlada federaalka Soomaaliya ee ladagaalanka ururuda argagixisada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya oo ka hadlay shil diyaaradeed oo ka dhacay muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Howlgalka midowga Afrika ayaa war kasoo saaray diyaarad ay lahaayeen AUSSOM oo saakay ku burburtay…

July 2, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya oo qeyb ka ah shir ka dhacay UK kaas looga hadlay arrimaha gargaarka

Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa dalka UK kaga qeyb galay shir ku saabsan…

GudahaWararka
March 18, 2024

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray horumarinta Caasimadda โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)- Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyaddaย  Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa shir gudoomiyay kulanka…

Wararka
October 21, 2020

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobalka Bari

Muqdisho (SONNA):- Saddex ย Qof ayaa ku dhimatay lix Kalana waa ku dhaawacantay Sida ay ii Xaqiijiyeen Saraakiisha Laanta Nabad galayaa…

GudahaWararka
May 9, 2024

Dowladda Shiinaha oo taageertay DFS kana hortimid damaca Itoobiya ee Badda Cas

Muqdisho (SONNA):- Dowladda Shiinaha oo markii ugu horreysay ka hadashay damaca dowladda Itoobiya ee Badda Cas, ayaa waxa ay taageero…

GudahaWararka
January 11, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023