Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweynaha JFS oo soo xiray gogosha wadatashiga qaran
    June 19, 2025
    Taliyaha Booliisks oo shirguddoomiyey shirks hoggaanada Booliiska
    June 19, 2025
    Madaxweynaha JFS oo bogaadiyey qoddobada ka soo baxay gogosha wadashatiga qaran
    June 19, 2025
    War murtiyeedka gogosha wadatashiga qaran
    June 19, 2025
    Wasiirka Waxbarashada XFS oo soo xiray Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad
    June 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran
    June 13, 2025
    Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan
    June 6, 2025
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
    Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
    May 23, 2025
    Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
    May 22, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Madaxweyne Xasan oo Goob Joog u noqday dhammaadka Sahminta Badda Soomaaliya (WARBIXIN)
    June 14, 2025
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
    “Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasiir Xoosh: “Dowladdu way dhistay guddiga doorashooyinka balse ma fara-gelinayso shaqadooda”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Xoosh: “Dowladdu way dhistay guddiga doorashooyinka balse ma fara-gelinayso shaqadooda”
GudahaWararka

Wasiir Xoosh: “Dowladdu way dhistay guddiga doorashooyinka balse ma fara-gelinayso shaqadooda”

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 19, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh) ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay dhiseysay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, balse aysan faragelin doonin shaqadiisa.

Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay soo dhaweynta loo sameynayay Ururrada siyaasadda ee ka diiwaan gashan dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay ku qabtay Muqdisho, isaga oo si cad u sheegay in guddigan uu yahay mid madax-bannaan, loona xil saaray qabashada doorashooyin hufan, cadaalad ah oo waafaqsan dastuurka dalka iyo qawaaniinta u yaalla.

“Guddiga Doorashooyinka Qaranka wuxuu leeyahay madax-bannaani buuxda, dowladdu waxa kaliya ee ay ka caawin kartaa dhanka amniga iyo dhaqaalaha haddii loo baahdo, balse ma faragelinayso shaqada guddiga,” ayuu yiri Wasiirka.

Wuxuu sidoo kale xusay in isdiiwaangelinta codbixiyeyaasha ay si wanaagsan uga socoto qaybo badan oo ka mid ah dalka, isla markaana la doonayo in dhammaan qeybaha bulshada ay si siman uga qayb qaataan geedi socodka dimuqraadiyadda.Hadalkan ayaa kusoo beegmaya xilli dalku isu diyaarinayo marxalado doorasho oo muhiim ah, kuwaas oo ka tarjumaya dadaallada dowladda ee ku aaddan hirgelinta doorasho qof iyo cod ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Madaxweynaha JFS oo soo xiray gogosha wadatashiga qaran

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Gogosha Wadatashiga Qaran oo…

June 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka amniga oo guddoomiyey kulan ku saabsan amniga caasimadda

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kala qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka…

GudahaWararka
April 29, 2025

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo booqday xarunta hay’adda maaraynta masiibooyinka

Muqdisho (SONNA): Wasiirada wasaaradda batroolka mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo wasiirka wasaaradda gaadiidka badda mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac( ilka jiir)…

GudahaWararka
May 8, 2023

Culimadda Soomaaliyeed oo door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro khawaariijta

Muqdisho(SONNA):-Culimadda Soomaaliyeed oo door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro khawaariijta In ka badan mudo 15 sano ah waxa shacabka…

MaqaalladaWararka
January 23, 2023

Madaxweynaha Galmudug oo ku baaqay in wax kasta lagu dhameeyo isu tanaasul

Muqdisho (SONNA)-Madaxweyaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor”  oo madasha ka hadlay ayaa ka mahadceliyay casuumadda loo fidiyay…

Wararka
December 30, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023