Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
    Ciidanka Xoogga iyo Saaxiibada Caalamka oo Jubbada Dhexe  ku dilay maleeeshiyaad khawaarij ah
    January 9, 2026
    Bayaan ku saabsan booqashada sharci darada ah ee Israel ay ku tageen Gobolka Woqooyi Galbeed ee JFS
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar  
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Shirka gogosha wada-tashiga Qaran oo galay maalinta labaad
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shirka gogosha wada-tashiga Qaran oo galay maalinta labaad
GudahaWararka

Shirka gogosha wada-tashiga Qaran oo galay maalinta labaad

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 17, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in wada tashiga uu ka mid yahay tiirarka islaamka uu ku dhisan yahay diintuna ay inna fartay, kaas oo dhanka kalena waafaqsan dhaqankeenna suubban ee ah wada tashiga.

Mudane, Xamsa oo furay maanta shirka gogosha wada-tashiga Qaran ayaa intaa ku daray in doorasho dadban aysan dan u ahayn Qaranka, qabiillada Soomaaliyeed iyo qof walba, maantana aynu haysanno fursad taariikhi ah oo aan kaga gudbi karno nidaamkaas hore, wuxuna sheegay in aysan jirin waddo aan ka ahayn doorasho qof iyo cod ah.

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xusay guulihii waaweynaa ee ay xukuumadda Dan-Qaran hirgalisay muddadii saddexda sano ahayd, sida cuna qabataynta hubka oo la qaaday, la dagaallanka khawaarijta, deyn cafinta, soo kabashada dhaqaalaha, booqashadii Laas-caanood iyo gogosha wada-tashi ee haatn fidsan si loo lafa guro xaaladda guud ee dalka.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa dhankiisa sheegay in tan keliya ee aynu dunida wax kula qaybsan karnaa waqooyi iyo koonfurba ay tahay midnimo.

Mudane, Saalax ayaa intaa ku daray in adkaynta gobannimada iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed ay ka muhiimsan yihiin wax walba, si aan u dhisno dowlad awood leh oo ka tarjumaysa rabitaanka shacabka.

Shirka gogosha wada-tashiga Qaran oo uu shalay furay madaxweynaha JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in lasoo gaba-gabeeyo berri oo Arbaco ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliya, isagoo diiradda saarey arrimaha…

January 9, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya oo qalab xafiiseed kala wareegay AMISOM

Baydhabo-(SONNA)-Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka koofur galbed Soomaaliya ayaa maanta qalab xafiiseed kala wareegtay qeybta saddexaad ee holgalka AMISOM ee uu…

GudahaWararkaWargayska
August 4, 2021

Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka Baarlamanka labaad ee Galmudug oo diyaarinaya habraaca doorashada.

Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa fadhi ay shalay ku  yeesheen Dhuusamareeb ku doortay guddi suurta geliya doorashada guddoonka Baarlamanka labaad ee…

Wararka
January 13, 2020

Ciidamada Daraawiishta Puntland oo fuliyay howlgal lagu laayay kooxda Daacish

Muqdisho.(SONNA):- Ciidamada daraawiishta Puntland ayaa Howlgallo Xiiriir ah ka waday Saacadihii ugu Danbeeyay Buuralayda Calmiskaad ee Gobalka Bari Gaar ahaan…

Wararka
April 19, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeya qaadista Cunaqabteynta hubka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeye Guusha laga gaaray  Cunaqabateydii Soomaaliya Saarneed…

GudahaWararka
December 2, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023