Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweynaha JFS oo si weyn loogu soo dhoweeyey xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya
    January 31, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Turkiga oo Ankara si rasmi ah ugu soo gebagabeeyay Barnaamijka Tababarka Baarista Maaliyadda
    January 31, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 30, 2026
    Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddoomiyaha aqalka sare oo la kulmay guddoomiyaha golaha federaalka ee Baarlamaanka Ruushka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoomiyaha aqalka sare oo la kulmay guddoomiyaha golaha federaalka ee Baarlamaanka Ruushka
GudahaWararka

Guddoomiyaha aqalka sare oo la kulmay guddoomiyaha golaha federaalka ee Baarlamaanka Ruushka

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: June 2, 2025
2 Min Read
Share

Moscow (SONNA): Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku jooga caasimadda dalka Ruushka ee Moscow, Intii ay halkaas ku sugnaayeen, waxa ay kulan gaar ah la yeesheen Guddoomiyaha Golaha Federaalka ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka Ruushka, Marwo Valentina Matvienko. Kulankaas ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal iyo dhisidda iskaashi dhow oo dhex mara Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo Golaha Federaalka ee Ruushka.

Guddoomiye Valentina Matvienko ayaa carrabka ku adkaysay in dowladda Ruushka ay garab taagan tahay dowladda Soomaaliya, isla markaana ay diyaar u yihiin inay taageero ka siiyaan dhinacyada milatariga, waxbarashada, tababarka ciidamada, iyo kaalmada biniโ€™aadantinimo.

Dhankiisa, Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xusay in xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka uu yahay mid soo jireen ah oo bilowday sanadkii 1964, afar sano kadib markii Soomaaliya ay xornimada qaadatay. Sidoo kale, waxa uu tilmaamay kaalintii lama ilaawaanka ahayd ee dowladdii Midowga Sofiyeet ay ka qaadatay gurmadkii abaartii 1974โ€“1975, iyadoo la soo diray gargaar baniโ€™aadanimo iyo diyaarado lagu badbaadinayay dadkii ay abaartu saameysay.

Ugu dambeyntii, Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa uga mahadceliyay Marwo Valentina Matvienko soo dhoweynta diirran, isagoo xusay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay dhisto xiriir wanaagsan oo joogto ah la leh dowladda Ruushka iyo Baarlamaanka Federaalka ee dalkaas.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweynaha JFS oo si weyn loogu soo dhoweeyey xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA TRIPOLI EE DALKA LIIBIYA

Tripoli,(SONNA):- Madaxweynahaย Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya,…

GudahaWararka
February 24, 2025

Howlgal xagga cirka ah oo lagu beegsaday horjoogayaal iyo malleeshiyaad argagixiso ahaa

Dhuusamareeb-(SONNA)-CiidankaXoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya xuuraanka NISA ayaa qaaday howlgal dhanka cirka ah oo ay furliyeen diyaaradaha Ciidanka Cirka CXDS…

GudahaWararka
March 20, 2025

Ciidanka Xoogga oo Howlgal qorsheysan ka sameeyay degaanno hoostaga Degmada Xudur

Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad Qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay deegaanada kala ah Farag…

GudahaWararka
December 9, 2023

Maamulka gobolka Banaadir oo guryo u dhisaya dadka ku Hooy beelay roobabka Muqdisho ka da’ay

Muqdisho (SONNA)- Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Cumar Cali Axmed oo marti ku ahaa kulanka todobaadka…

GudahaWararka
November 6, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023