Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    In ka badan toban khawaarij ah oo lagu dilay howlgallo ka dhacay Hirshabeelle iyo Galmudug
    July 24, 2025
    Wasiirka Caddaaladda XFS iyo Majmaca Culimada oo ka wada hadlay la dagaallanka afkaaraha xagjirka ah ee khawaarijta
    July 24, 2025
    Ra’iisulwasaare ku xigeenka XFS oo furay b๐š๐ง๐๐ก๐ขgga w๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š h๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š m๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐da s๐š๐ง๐š๐๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’-๐ค๐š
    July 24, 2025
    Wasiirka gaashaandhigga oo Istanbul uga qaybgalaya bandhigga qalabka Militariga
    July 23, 2025
    Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo Hiiraan ka socda
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Safiir ku-xigeenka JFS ee Shiinaha oo ka qeyb galay shir caalami ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiir ku-xigeenka JFS ee Shiinaha oo ka qeyb galay shir caalami ah
GudahaWararka

Safiir ku-xigeenka JFS ee Shiinaha oo ka qeyb galay shir caalami ah

By Dahir Aadan Cali
Last updated: May 25, 2025
1 Min Read
Share

Beijing,(SONNA):- Lataliyaha koowaad ahna Safiir ku-xigeenka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, Mudane Cabdisalaam Suleymaan Kodar, ayaa ka qeybgalay shirka caalamiga ah ee โ€œBRI Green Brand Global Overseas Promotion Conference โ€“ China-Arab Green Industrial Cooperation Forumโ€ oo lagu qabtay magaalada Beijing.

Shirkan oo ay martigelisay Ururka-Midnimada Deegaanka ee Shiinaha (All-China Environment Federation – ACEF), ayaa diiradda saaray horumarinta iskaashiga deegaanka iyo horumar waara oo ay wada yeeshaan Shiinaha iyo dalalka Carabta, iyada oo loo marayo hindisaha Belt and Road Initiative BRI,ee lagu hormariyo Dhaqaalaha Caalamiga ah.

Cabdisalaam Kodaย ayaa khudbad ka jeediyey madasha, tilmamaysa sida ay Soomaaliya uga goโ€™an tahay in ay si firfircoon uga qaybqaadato dadaallada caalamiga ah ee deegaanka, iyo wax ka qabashada isbeddelka cimilada oo muhiim u ah xaalada Soomaaliya madaama ay ka jirto xaalado ay keenan is-badelka cimilada.

Wuxuu tilmaamay in Soomaaliya, inkasta oo ay la tacaaleyso caqabado dhanka isbadalka cimilada ah sida abaaraha soo noqnoqda iyo nabaad-guurka, balse ay leedahay fursado badan oo dabiici ah oo ay ka mid yihiin qorraxda diiran , iyo xeebaha dheer ee hodan ka ku ah khayraadka Badda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

In ka badan toban khawaarij ah oo lagu dilay howlgallo ka dhacay Hirshabeelle iyo Galmudug

Muqdisho-(SONNA)-Howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ayaa xiligaan ka socda deegaanka Ceelgorof ee gobolka…

July 24, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool Iyo Arsenal ee tartanka Carabao Cup oo la shaaciyey

Liverpool) 30 Okt 2019.ย Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool Iyo Arsenal…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Ciidamadda Qalabka sida oo burburiyay saldhiggii khawaarijta ee Koonfur Gobolka Mudug

Xarardheere-(SONNA)-Hawlgal milateri oo shalay ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug ayaa lagu burburiyay xaruntii Khawaarijta ee Koonfuurta Gobolka Mudug.…

GudahaWararka
September 3, 2023

Dowladda oo kaalmo lacageed siisay dhibanayaasha Qaraxii Liido

Muqdisho (SONNA): Guddiga gurmadka Qaran ee Qaraxi Liido ayaa xarunta Qaran ee hawlgallada gurmadka Degdegga ah ee hayโ€™adda maareeynta Musiibooyinka…

GudahaWararka
August 26, 2024

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay arrimo ku saabsan doorashada soo socota ee Dalka

Muqdisho (SONNA)- Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanlka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman oo ka hadlay kulanka Golaha ayaa sheegay…

Wararka
July 15, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023