Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidamada Xaq-u-dirirka Deegaanka oo jab culus gaarsiiyay Khawaarijta
    January 11, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan-doceed la qaatay dhiggiisa dalka Masar
    January 11, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir Fiqi oo soo xiray tababar ku saabsan istiraatiijiyadda warbaahineed ee difaaca Qaranka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Fiqi oo soo xiray tababar ku saabsan istiraatiijiyadda warbaahineed ee difaaca Qaranka
GudahaWararka

Wasiir Fiqi oo soo xiray tababar ku saabsan istiraatiijiyadda warbaahineed ee difaaca Qaranka

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: May 14, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa si rasmi ah Xarunta Warbaahinta ee Wasaaradda ugu soo xiray tababar socday muddo saddex maalmood ah. Tababarkan, oo ay ka faaโ€™iideysteen ku dhowaad 30 xubnood oo ka kala socday Waaxyaha Warfaafinta ee Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka, isla markaana uu hagayay khabiir sare oo ku takhasusay arrimaha saxaafadda, waxaa diiradda la saaray tayeynta, mideynta iyo casriyeynta istiraatiijiyadda warbaahineed ee difaaca qaranka, iyadoo si gaar ah xoogga loo saaray sidii loo curin lahaa fariimo midaysan oo kaabaya Hawlaha baaxadda iyo naghurnimada leh ee ciidamadeenu samaynayaan iyo sidoo kale kuwo lagaga hortagayo dacaayadaha iyo afkaarta qaldan ee kooxda argagixisada ah ee Khawaarijta.

Wasiir Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday sida ay muhiimka u tahay in argagixisada looga guuleysto dagaalka warbaahinta. Waxaa uu wasiirku carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay warbaahin hufan oo kaalin firfircoon ka qaadata dagaalka ka dhanka ah fikirka gurracan. Waxaa uu intaasi raaciyey Fiqi “Runta iyo xaqiiqada sida xirfadda leh loo soo bandhigo ayaa ah hubka ugu culus ee aan kaga adkaan karno fikirka gurracan ee Khawaarijta.” Wuxuu hoosta ka xarriiqay in istiraatiijiyad warbaahineed oo qoto dheer ay lagama maarmaan u tahay soo bandhigidda hawlkarnimada Ciidanka Xoogga Dalka iyo guulaha laga gaarayo halganka, taasoo sare u qaadaysa niyadda askariga Soomaaliyeed iyo kalsoonida shacabka.

Ugu dambayn, Wasiirka Gaashaandhigga ayaa kula dardaarmay ka qaybgalayaasha inay aqoonta ay barteen u adeegsadaan sidii ay shacabka ugu gudbin lahaayeen xaqiiqooyinka dhabta ah, una wiiqi lahaayeen dacaayadaha cadowga, isagoo farta ku fiiqay, “Xusuusnow, niyadda, qiimaha iyo cududda askarigeennu waxay si toos ah ugu xiran tahay sida aan u qiimeyno una sawirno.” Wuxuu ku boorriyay inay mar walba garab istaagaan ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ee halganka adag kula jira argagixisada, iyagoo kor u qaadaya sharafta iyo qiimaha geesiyaasha naftooda u huraya difaaca dalkooda iyo dadkooda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidamada Xaq-u-dirirka Deegaanka oo jab culus gaarsiiyay Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):--Ciidamada Xaq-u-dirirka deegaanka ee Macawisleyda ee Gobolka Hiiraan, ayaa fuliyay howlgal ballaaran oo si weyn…

January 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku Qaabilay Ergayga iyo Safiirka Norway ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ย ayaa maanta xafiiskiisa ku…

Wararka
March 19, 2023

Howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobollada dalka oo khwaarijta looga dilay 144 dhagarqabe

Muqdisho-(SONNA)-Hawlgallo qorshaysan oo ka dhacay gobollada Mudug, Shabeellada dhexe, Shabeellada hoose iyo Hiiraan ayaa kooxaha khawaariijta looga dilay in ka…

GudahaWararka
February 22, 2023

Dowladda Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay deymihii ay ku laheed

Muqdisho (SONNA): Dowladda UK oo kansashay dhammaan deymihii ay ku laheyd Dowladda Soomaaliya. Artinkan ayaa yimid kadib kulan muhiim ah…

GudahaWararka
April 9, 2024

Isra’el oo bilowday duqeymo cusub oo lala beegsanaayo Marinka Gaza

Ciidamada Isra'eli ayaa saaka bilaabay ย cusbooneysiinta duqeymo xagga cirka ah ee lala beegsanaayo dadka reer Falastiin ee ku sugan Marink…

Caalamka
May 11, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023