Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: ๐Ž๐ฅ๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซr๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐Š๐ฎ ๐ƒ๐ก๐š๐ฌ๐ก๐š ๐–๐š๐๐ง๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐จ๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ e๐›๐š๐ e๐›๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ๐Ž๐ฅ๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซr๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐Š๐ฎ ๐ƒ๐ก๐š๐ฌ๐ก๐š ๐–๐š๐๐ง๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐จ๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ e๐›๐š๐ e๐›๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ
GudahaWararka

๐Ž๐ฅ๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซr๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐Š๐ฎ ๐ƒ๐ก๐š๐ฌ๐ก๐š ๐–๐š๐๐ง๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐จ๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ e๐›๐š๐ e๐›๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ

By Dahir Aadan Cali
Last updated: May 3, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa si rasmi ah u soo gabagabeesay wajiga 3aad ee olalaha qaliimada caruurta ku dhasha wadna daloolka ayadoona ollolahan ay si wadajir ah u fuliyeen Wasaaradda Caafimaadka, Isbitaalka Somali Sudanese, Hormuud Salam Foundation, Hayโ€™adda Muntada, Isbitaalka Wadnaha ee Mogadishu Heart Center, iyo Hayโ€™adda Sadaaqa.

Olalahaan oo mid lacag la,aan ahaa ayay ka faaโ€™iidaysteen in ka badan 70 carruur ah oo ku dhashay xaalad Wadna Daloolka Tallaabadan ayaa ah mid muhiim ah oo ka tarjumeysa dadaalka Wasaaradda iyo hayโ€™adaha kala duwan ee bulshada si loo taageero caruurta u baahan daryeel caafimaad.

Wasir Dowlaha wasaaradda Dr. Maryama, ayaa sheegtay in olalaha noocan ahi ay muhiim u yihiin caafimaadka bulshada, isla markaana ay ka caawinayaan in la yareeyo dhibaatada caafimaad ay wajahaan carruurta waxaxay sidoo kale ku boorisay waalidiinta inay ka aqayb qaataan wacyigelinada iyo barnaamijyada caafimaadka.

Ugu danbayn Dr. Maryama Mohamed Hussein Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS, ayaa shahaadooyin gudoonsiisay dhaqatiirta iyo maaulyiinta kale ee ka qaybta ahaa ololahaan ayadoona xaqiijisay in wasaaradda ay ka go,antahay joogtaynta olalahaan si kor loogu qaado Daryeelka iyo Caafimaadka carruurta Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo dhoweysay ansixinta dastuurka

Muqdisho.SONNA...Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS ayaa soo dhoweynaysaa ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo qaaday dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda…

Gudaha
March 5, 2026

” Bayaankii ugu adkaa” (WARBIXIN)

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa taageerada dalalka caalamka ay ku taageereen qadiyadda Soomaaliya ee dhowrista madaxbanaanideeda, qaranimada iyo midnimada…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
January 23, 2024

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo furtay kulan looga hadlayay baahiyaha dadka naafadaha

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Xildhibaan marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim, ayaa maanta magaalada Muqdisho…

GudahaWararka
January 24, 2022

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Safiir ku-xigeenka UK ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta la kulmay Safiir ku-xigeenka safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ahna…

GudahaWararka
March 5, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023