Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Maraykanka oo cunoqabatayn saaray xubno ka tirsan khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Maraykanka oo cunoqabatayn saaray xubno ka tirsan khawaarijta
GudahaWararka

Maraykanka oo cunoqabatayn saaray xubno ka tirsan khawaarijta

By Aadan Sooyaal
Last updated: April 15, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-War qoraal ah oo ay maanta soo saartay waaxda maaliyadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in 7-da dal ee xubnaha ka ah xarunta la-dagaallanka maalgelinta argagixisada ay si wadajir ah u soo saareen magacyada 15 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo lagu soo rogay cunaqabateyn dhaqaale.

Xarunta la dagaalanka maalgalinta argagixisada (TFTC) oo la aasaasay may 2017 ayaa waxaa xubno ka ah Mareykanka, Baxreyn, Kuweyd, Cumaan, Qatar, Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta.

Xubnaha khawaarijta ah ee la saaray cunaqabateyntan ayaa kala ah:-

Xasaan Abshir Xuuroow oo ah horjooge sirdoon iyo maaliyadeed khawaarijta oo dadka Jubbada Hoose xoog uga qaado lacago baad ah.

Aadan Yuusuf Saciid Ibraahim oo isna dadka Shabeellaha Hoose lacago xoog ah waydiiyo.

Mumin Dheere: Ku-xigeenka horjoogaha Jubbada Hoose.

Macallin Burhaan oo isna lagu sheegay in uu yahay taliyaha xisbada ee Jubbada hoose, kaas oo dhibaatooyin u geysto dad rayid ah oo u xiran.

Cali Axmed Xuseen: horjoogaha khawaarijta ee Shabeellaha hoose.

Maxamed Cali, horjooge malleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, xiriirna la leh Cali dheere, Burhaan iyo Xuuroow.

Axmed Kabadhe, horjooge hore oo khawaarijta u qaabbilsanaa deegaannada Jubbaland, horayna u qorsheeyey weerarro badan.

Siyaad Ayuuto horjooge waxa loo yaqaano Xisbada ee deegaannnada Jubbada hoose; hore wuxuu u ahaa horjoogaha hawlgalka aagga Kismaayo.

Xasan Yariisow Aadan horjooge ururiya lacagaha baadda ah ee Shabeellaha hoose.

Siciid Cabdullaahi Aadan: horjooge dhanka qaraxyada ah, islamarkaana qaabbilsan lacag ururinta khawaarijta.

Maxamed Cabdullaahi Xiireey horjoogaha khawaarijta ee Jubbooyinka, horjooge u qaabbilsan marin habaabinta dadweynaha ee dhanka warbaahinta.

Cabdi Roobow horjooge qorsheeyay weerarro kana dhacay Cabdalle Biroole, lana kaashaday Cali dheere.

Aadan Abuukar Malayle horjooge maamule lacagaha laga dhaco shacabka.

Aadan Jiis horjooge gacanta ku haya xarun marin habaabin iyo maxkamadaha beenaadka ah.

Cumar Guhaad horjooge sare oo kooxda u aruuriya lacagaha xoogga looga qaado qabiillada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda qorsheynta oo Muqdisho ku qabatay kulan ku aadan qorshaha isbadalka Qaranka

Muqdisho (SONNA): Wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah…

GudahaWararka
October 7, 2024

Wasaaradda Ganacsiga oo bogaadisay dhiirigelinta ganacstada yar yar ee dalka “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb-qaadatay madal loogga hadlaayey sidii maal-gelin dhaqaale looggu heli…

Wararka
November 5, 2020

Wasiirka Difaaca XFS oo ka qeybgalay munaasabadda dhaarinta askar ka tirsan Kumaandooska+sawirro

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Difaaca Iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Oo Kaqaybgalay Munaasabad Lagu Dhaarinayay Cutubyo Katirsan Ururka 5aad Kumaandooska Xoogga…

Wararka
February 28, 2020

Kulan looga hadlayay dhamaystirka Xog-kaydiyaha Ganacsiga iyo diiwaan gelinta hab online-ka oo lagu qabtay Muqdisho

SONNA (MUQDISHO) Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa maanta shir guddoomiyey shirka toddobaadlaha ee Wasaaradda…

GanacsigaGudahaWararka
April 17, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023