Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Ammaanka oo Degmada Cabdicasiis ka wada howlgal lagu ururinayo hubka sharci-darrada ah
    June 6, 2026
    Danjiraha Soomaaliya ee Geneva oo Ka Qaybgalaya Doodaha Heerka Sare ee Shirweynaha Shaqaalaha Caalamiga ah.
    June 5, 2026
    Ciidamada Amniga oo soo gabagabeeyay hawlgal lagu sugayay amniga Caasimadda
    June 5, 2026
    Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay guddiga qabanqaabada xuska maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada
    June 5, 2026
    Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo digniin ka soo saaray maleeshiyaadka amniga qalqalgalinaya
    June 4, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka โ€˜Curadโ€™
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐€๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐‡๐จ๐ซ๐ ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ž-๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š “๐Š๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐จ ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐€๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐‡๐จ๐ซ๐ ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ž-๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š “๐Š๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐จ ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š
GudahaWararka

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐€๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐‡๐จ๐ซ๐ ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ž-๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š “๐Š๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐จ ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

By SB
Last updated: March 1, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Macallin Maxamuud, ayaa maanta horgeeyey Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BJFS) hindise-sharciyeedka “Kaalmo Sharciyeedka Soomaaliya”.

Wasiir Xassan ayaa faah-faahin ka bixiyay muhiimadda uu hindise-sharciyeedkani u leeyahay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee aan awoodin bixinta khidmadaha sharciyeed iyo kuwa aan haysan fursadaha garsoor ee ay xaqa u leeyihiin. Wuxuu xusay in sharcigan uu gacan ka geysan doono xaqiijinta sinnaanta helitaanka caddaaladda, isagoo siinaya dadka nugul iyo kuwa aan awood dhaqaale haysan fursad ay ku helaan kaalmo sharciyeed oo dhameystiran.

Hindise-sharciyeedkan ayaa ka mid ah dadaallada ay wasaaradda ku horumarineyso hanaanka garsoorka iyo cadaaladda dalka, si loo xaqiijiyo in muwaadin kasta uu si siman u helo xuquuqdiisa sharciyeed. Wasiirka ayaa ka codsaday Senatarada in ay si qoto dheer u eegaan muhiimadda sharcigan, una ansixiyaan si loo xoojiyo cadaaladda iyo nidaamka garsoorka dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Ammaanka oo Degmada Cabdicasiis ka wada howlgal lagu ururinayo hubka sharci-darrada ah

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada ammaanka ayaa ku guda jira howlgal lagu ururinayo hubkii sharci-darrada ahaa ee ay wateen…

June 6, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA);- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qayb galay munaasabadda xuska sannad guurada…

GudahaWararka
April 12, 2026

Al-Siisi โ€œWaxaan isku raacnay inaan siinno dhammaan noocyada teegeerada Walaalaheen Soomaaliyeedโ€ (WARBIXIN)

Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya Dr: Xasan Sheekh Maxamuud, Eritrea Isaias Afwerki iyo Masar Cabdifitaax Alsisi, ayaa dhawaan kulan ay ku yeesheen…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
October 12, 2024

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Xildhibaanadii shalay lagu doortay magaalada Jowhar

Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta casuumaad qado sharaf ugu sameeyay xarunta madaxtooyada Hirshabeelle Xildhibaanadii Golaha…

GudahaWararka
February 1, 2022

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay Shabeellada dhexe iyo Galgaduud

Jowhar-(SONNA)-Ciidanka XDS ayaa howlgal guuleystay la beegsaday saakay fariisimo ay Khawaarijtu ku lahayd deegaanno hoostaga degmooyinka Ruun-nirgood iyo Ceeldheer ee…

GudahaWararka
September 4, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023