Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda oo sheegtey in dekedaha Muqdisho & Berbera ay noqdeen kuwa ugu waxqabadka wanaagsan Bariga Afrika
    September 28, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay casho sharaf uu martigeliyay Donald Trump
    September 27, 2025
    Wejiga Saddexaad ee Howlgalka “ Duufaanta Aamusan” oo si dardar leh uga socda Sh/Hoose
    September 27, 2025
    Muxuu Soomaaliya uga dhigan yahay kursiga ay ku yeelatay Golaha Ammaanka?
    September 27, 2025
    Madaxweynaha JFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka
    September 27, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
    Drone nooc cusub ah oo Dunida ku soo biiray
    August 16, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)
    September 24, 2025
    Guushu waa adigoo wax yar Cagaha Dhulka ku haya (FAALLO)
    September 15, 2025
    Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta
    September 15, 2025
    Gobolka Banaadir oo qeyb ka noqday abaabulka wajiga cusub ee la dagaalanka khawaarijta
    August 30, 2025
    Xogaha Shidaalka Soomaaliya (WARBIXN)
    August 29, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Hambalyo u dirtay Kooxda Dekedaha FC kadib Guushii Taariikhiga ahayd ee CAF Confederation Cup
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
Reading: Howlgalka Africom oo faah-faahin ka bixiyay dagaalka ka dhanka ah Daacish ee ka socda gobolka bari
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Howlgalka Africom oo faah-faahin ka bixiyay dagaalka ka dhanka ah Daacish ee ka socda gobolka bari
GudahaWararka

Howlgalka Africom oo faah-faahin ka bixiyay dagaalka ka dhanka ah Daacish ee ka socda gobolka bari

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 12, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-War qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (Africom) ayaa lagu faah-faahiyay howlgallada ka dhanka ah argagixisada ee ka socda Soomaaliya, gaar ahaan bartilmaameedyadii dhawaan ka dhacay buuraleyda gobolka bari ee Puntland.

War saxaafadeedka Africom ayaa lagu yiri “Taliska Africom oo kaashanaya dowladda Soomaaliya ayaa 1-dii feebaraayo ee sanadkan 2025 duqayn xagga cirka ah ku dilay horjoogayaal sare oo ka tirsanaa argagixisada Daacish iyaga oo ku dhuumaalaysanaya buuraleyda gobolka bari oo qiyaas ahaan 50 mayl dhanka koonfur bari kaga beegan magaala xeebeedka Boosaaso”.

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in 14 xubnood oo ka tirsanaa Daacish lagu dilay howlgalkaasi, islamarkaana aanay jirin wax dhibaato ah oo soo gaartay dadka rayidka ah.

Africom ayaa caddeysay in xubnaha la dilay uu ku jiray horjooge sare oo u qaabbilsanaa Daacish qorista malleshiyaadka iyo dhinaca dhaqaalaha, kaas oo magaciisa lagu sheegay Axmed maleninine.

Africom ayaa sheegtay in ninkani uu mas’uul ka ahaa in uu xubnaha agrgagixisada u safriyo waddamada Yurub iyo Mareykanka sida qoraalka lagu sheegay.

Hadalka Africom ayaa imaanaya iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyey ay sii xoogeysanayeen howlgallada ka dhanka ah Daacish ee ka socda buuralayda gobolka Bari, kuwaasi oo lagu gaarsiiyay khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoo laga qabsaday goobihii ay ka soo abaabulayeen dhagarta ay u soo maleegayaan shacabka.

Tani ayaa qeyb ka ah qorshe dowladda Soomaaliya ay ku dooneyso in guud ahaan dalka looga sifeeyo argagixisada, waxaana howlgallo lamid ah kuwa gobolka bari ay ka socdaan konfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Hambalyo u dirtay Kooxda Dekedaha FC kadib Guushii Taariikhiga ahayd ee CAF Confederation Cup

Nairobi, (SONNA) – Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa…

September 28, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shir muhiim oo ay yeesheen taliyeyaasha Ciidamadda ayaa looga hadlay amniga guud ee dalka

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin, Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya S/guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliyaha NISA…

GudahaWararka
January 21, 2024

Abaar ba’an oo ka taagan degaanka Qaradhi ee gobolka Galgaduud +Sawirro

Dhuusamareeb-(SONNA)-Dadka ku dhaqan degaanka Qaradhi ee gobolka Galgaduud ayaa kacabanaya abaar aad u daran oo sameysay dadka iyo duunyada, iyagoo…

GudahaWararka
January 27, 2022

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay 62 xaaladood oo ku soo korortay Covid-19

Muqdisho;(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo baxay oo nuqul kamid ah ay hehsey Wakaaladda Wararka SONNA ayaa…

Wararka
April 25, 2020

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ruushka kaga qeybgalay shir la xiriiray dhaqanka iyo diblomaasiyadda

Wasiirka Warfaafinta,  Dhaqanka Iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaiya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgaley…

Gudaha
September 12, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023