Islamabad (SONNA): Madaxweynaha dalka Pakistan mudane Asif Cali Zardari ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee dalkeenna Soomaaliya ku matalidoona dalka Pakistan Danjire Sheekh Nuur Maxamed Xasan.
Dalalka Pakistan iyo Soomaaliya ayaa leh xariir soojireen ah oo ku dhisan walaaltinimo iyo saaxiibtimo.