Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Gudaha

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Khadar Mahdi
Last updated: November 1, 2024
8 Min Read
Share

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u si xiray Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ka socday magaalada Muqdisho.

2- War Murtiyeed laga soo saarey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

3- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray kulan cilmiyeedka afaraad ee Xarunta Cilmi-baarista iyo Daraasaadka ee Maqaasid.

4- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalku j jiheystay doorasho Qof iyo Cod ah, diyaarna aan loo ahayn in loo laabto doorasho dadban oo muddo 24 sanno dalku ku soo jiray.

5- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shiweynaha 5-aad ee Hoggaaminta iyo Hal-Abuurka Dhallinyarada Soomaaliyeed,

6- Madaxweyne Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayo Markabka ORUC REIS oo sahmin ku sameynaaya shidaalka Soomaaliya.

7- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Djibouti Dileyta Maxamed Dileyta.

8- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf u sameeyay xubnaha labada Gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ugana warbixiyay ajendaha siyaasadda dowladda.

9- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Jamhuuriyadda Turkiga, Dr. Alparslan Bayraktar.

10- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Mudane Methqal Mohamed oo ah ergey gaar ah oo ka socday Morocco oo Madaxweynaha soo gaarsiiyay dhambaal uu ka sido Boqor Maxamedka 6aad.

11- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey Danjiraha Jarmalka u fadhiya Soomaaliya Sebastian Groth.

12- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika, Mr. Heiko Nitzschke.

13- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa qaabilay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Dileita Maxamed Dileita.

14- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka NTP 2025 โ€“ 2029.

15- Raโ€™iisul Wasaare Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xariga ka jaray Xarunta Daryeelka Dhaawacyada iyo Xaaladaha Deg-degga ah oo lagu soo kordhiyey isbitaalka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee Madiina.

16- Raโ€™iisul Wasaare Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Cilmi Maxamud Nuur iyo Wasiirkii hore Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay.

17- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Bujumbura uga qaybgelay Shir-Madaxeedka 23aad ee waddamada ku mideysan Ururka COMESA ee Bariga iyo Koonfurta Afrika.

18- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka 2aad Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Xildhibaan Yuusuf Maxamed Adan iyo Wasiirkii hore Xildhibaan Dr Maxamed Cilmi Ibraahim.

19- Raโ€™iisal Wasaare Ku-Xigeenka 2aad Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa furey Mashruuca Kaydka Biyaha ee Jowhar, kaasi oo qeyb ka ah mashaariicda horumarineed ee dowladda Soomaaliya ay ka hirgelineyso HirShabelle.

20- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka 2aad Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta kormeeray diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee NTP.

21- Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey heshiis is-afgarad ah ooย  Soomaaliya ay la gashey dalalka Shiinaha, iyo Qatar.

22- Ciidamada Xoogga Dalka oo labanlaabey hawlgalada milateri ee ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabab, isla markaana khasaare badan gaarsiiyay cadowga.

23- Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa hambalyo u diray Mudane Maxamed Axmed Al Yamaaxi oo ku guulaystay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta.

24- Wasiirka Arrimaha Dibaddaย  Danjire Axmed Macallin Fiqiย  ayaa la kulmay Eng. Khalid bin Abdulaziz Al-Falih, Wasiirka Maalgashiga ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, waxaana ay ka wada hadleen dhiirrigelinta fursadaha maalgashi iyo ganacsi ee Soomaaliya.

25- Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixday Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Biyaha ee dalka Cumaan.

26- Wasiirkaย  Arrimaha Gudaha Mudane Cali Yuusufย  Cali Xoosh ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Ambassador Wang Yu.

27- Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmayย  Ergeyga Gaarka ah ee dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika Amb. Heiko Nitzschke.

28- Wasiirka Warfaafinta mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac oo kormeer ku tagay xaruntaย  lagu diyaarinaayoย  Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee magaalada Muqdisho.

29- Wasiirka Qorsheyntaย  Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax iyo Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyadda, Mudane Maxamed Aadan Macallin Cali, ayaaย  booqday sheybaarrada lagu kala shaandheynayo muhiimadaha Qorshaha Isbeddelka Qaranka.

30- Wasiirkaย  Maaliyaddaย  Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Washington DC kulan kula yeeshayย  Xoghaya Guud ee Wasiirka Xiriirka Dhaqaalaha iyo Horumarinta Dowladda Jarmalkaย  Mr. Niels Annen.

31- Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Turkiga Mudane YaลŸar Gรผler ayaa dalka Turkiga ku kala saxiixday heshiis iskaashi maaliyadeed oo diiradda lagu saarayo iskaashiga difaaca.

32- Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulamo miro-dhal ah la qaatay masโ€™uuliyiin ka kala socotay dalalka qaaradda Yurub ee taageera horumarinta dhaqaalaha soomaaliya.

33- Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Cumarย  ayaa shir guddoomiyay kulan lagu jaangoynayo yoolalka Wasaaradda iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee Soomaaliya (2025-2029-ka ).

34- Wasiirka Amnigaย  Mudane Cabdullaahu Sheekh Ismaaciil ayaaย  ka qeybgalay hawlgallo lagu xaqiijinayey amniga caasimadda oo ay sameeyeenย  Taliska Booliskaย  Gobolka Banaadir .ย 

35- Ciidamada Amaanka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen shabakad ka kooban afar xubnood oo ka tirsan Khawaarijta oo ka shaqeynayay dilalka shacabka iyo ganacsatada.

36- Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeedย  Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay dadaallada joogtada ah ee ay ku bixinayaan sugidda amniga.

37- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaaย  qaabilay wafdiย  ka socday Dowladda Turkiga .

38- Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa hawlgal milateri ka fuliyay degaanka Dhasheeg Waamo ee gobolka Jubbada Hoose, hallkaas oo lagu dilay horjooge ka tirsan khawaarijta iyo maleeshiyaad kale.

39- Roobow Cabdiyow Xasan iyo Nuurow Tukow Manuur oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

40- Wasiirka Hawlaha Guud Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kormeer ku tagay xarunta lagu diyaarinayo Qorshaha Isbedelka Qaranka ee 2025-2029.

41- .Jaaliyadda soomaaliyeed ee magaaladda Minneapolis ee Mareykanka oo soo dhoweyn u sameeyay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Mareykanka Danjireย  Dahir Xasan Carab.ย 

42- Hawlgalka KMG ee Qaramada Midoobay UNTMIS oo maanta si rasmi ah u bilawdey, kaas oo beddelaya hawlgalkii hore ee UNSOM, kadib goโ€™aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee maalintii Arbacada.ย 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda WFP

Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowladda Hirshabeelle ku qaabilay wafdi ay hoggaaminaysay…

GudahaWararka
July 11, 2023

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka Itoobiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Isniin ah, nuqul ka mid ah warqadaha…

GudahaWararka
August 4, 2025

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay…

GudahaWararka
September 2, 2021

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo soo xiray madasha Magan ee falanqeynta Maalgashiga

Muqdisho (SONNA): Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo xiray Madasha Magan, oo ah madal…

GudahaWararka
August 20, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023