Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    February 1, 2026
    Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo la soo gebagebeeyay
    February 1, 2026
    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo la kulmay Madaxda Ururka FESTUii
    February 1, 2026
    Hay’adda SoDMA oo qabatay shirka ka jawaabista deg degga ee Abaaraha
    February 1, 2026
    DF waxay mas’uuliyad ka saaran tahay amniga iyo bedqabka muwaadiniinta
    February 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Maaliyadda XFS oo guddoomiyay shir looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Maaliyadda XFS oo guddoomiyay shir looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dalka
GudahaWararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo guddoomiyay shir looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dalka

By Bile
Last updated: September 21, 2024
2 Min Read
Share

İstanbul-(SONNA)-Waxa maanta shir muhiim ah uu uga furmay magaalada İstanbul ee dalka Turkiga, Wasaaradda Maaliyadda XFS oo hoggaan u ah hey’adaha kale ee Dowladda ee ka shaqeeya arrimaha dhaqaalaha iyo hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka iyo saaxiibada kale ee caalamiga ah ee wadashaqeynta maaliyadeed la leh Dowladda Soomaaliya.

Shirkaan oo uu si rasmi u furay Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa waxaa diiradda loogu saarayaa dib-u-eegista wixii u qabsoomay Dowladda Soomaaliya ee ku aadan horumarinta dhaqaalaha oo ay ugu muhiimsan tahay tayeynta iyo casriyeynta ilaha dhaqaalaha Dowladda.

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa sheegay in ay qaadayaan tilaabo Dowladeed oo loo dhan yahay si loogu guuleysto fulinta qorshayaasha horumarineed ee dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya uu mudnaan gaar ah siinaya sare u qaadidda dakhliga Dowladda oo horseed u noqon kara isku filnaan dhaqaale.

IMF iyo Bangiga Adduunka oo ah laba hey’ad oo si dhaw ula shaqeeya Wasaaradda Maaliyadda iyo guud ahaan hey’adaha kale ee Dowladda Soomaaliya ayaa warbixinno ka dhageysanaya qeybaha kala duwan ee shirka ka soo qeybgalay, sidoo kale quburada ka socota IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa dhankooda soo bandhigaya fikirada horumarineed ee dhaqaalaha Soomaaliya oo haatan sameynaya sare u kac balaaran.

Shirkaan waxaa ka soo qeybgalay Wasaaradda Qorshaynta, Wasaaradda Batroolka, Wasaaradda Cadaaladda, Bangiga dhexe ee Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya.

TAGGED:Wasiirka Maaliyadda XFS oo guddoomiyay shir looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dalka
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka…

February 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kulanka golaha shacabka oo looga hadlay hindise sharciyeedyada hantidhorka iyo hubka

Muqdisho (SONNA): Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa maanta shir…

GudahaWararka
July 24, 2023

Wasiir Khadiija Al-makhzoumi oo kulan la yeelatay Iskuduwaha Bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah…

Wararka
March 6, 2024

Hay’adda NCRI oo daah-furtay wareeggii labaad ee diiwaangelinta barakacayaasha ku nool magaalada Muqdisho

Muqdisho, (SONNA): Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI) ayaa daah-furtay wareeggii labaad ee diiwaangelinta Bulshada barakacayaasha ah ee ku nool…

GudahaWararka
September 19, 2024

Agaasimaha Sirdoonka oo kulan la qaatay saraakiisha ciidan ee ku sugan Degmada Moqokori

Moqokori(SONNA):-Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee (NISA), Mudane Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa kulan muhiim ah la qaatay…

GudahaWararka
May 22, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023