Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Saraakiil ka socotay Booliska Soomaaliya oo tababar lagu baranayay la dagaalanka Khawaarijta loogu soo xiray Masar
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Saraakiil ka socotay Booliska Soomaaliya oo tababar lagu baranayay la dagaalanka Khawaarijta loogu soo xiray Masar
GudahaWararka

Saraakiil ka socotay Booliska Soomaaliya oo tababar lagu baranayay la dagaalanka Khawaarijta loogu soo xiray Masar

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 13, 2024
2 Min Read
Share
Muqdisho.(SONNA):- Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa lagu soo gebagebeeyay tababar lagu baranayay la dagaalanka Khawaarijta oo loo qabtay Saraakiil ka socotay Booliiska 36 dal oo Afrika ah oo Soomaaliya ay ku jirto.
Koorsadaan oo socotay ku dhawaad laba bilood waxaa kaalinta 1-aad ka galay Mustaf Salaad Yarow oo ka socda Booliska Soomaaliya, isagoo khudbad ka jeediyey xiritaankii koorsadaan.
” Anigoo ku hadlaayo magaceyga iyo kan saaxiibadeyda qeybta ka ah Koorsadan numbarkeedu yahay 360, kana socda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, anigoo xushmad weyn iyo mahadnaq aan la soo koobi karin u soo jeedinaayo Akadeemiyada Booliska ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Masar, wakaaladda horumarinta ee Masar, wasaaradda arrimaha dibadda iyo xukuumadda Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, kuwaas oo na siiyay fursad aan uga qeyb qaadaneyno koorsadan tababarka ah ee la dagaalanka argagixisada,” ayuu yiri Mustaf Salaad Yarow.
Sidoo kale, Mustaf Salaad Yarow, oo hadalkiis sii wata ayaa intaas ku daray in muddada uu socday tababarkan ay fursad u heleen aqoon iyo waayo aragnimo qoto dheer oo ku quseeya qibrad wax ku ool ah ku saabsan tababarka la dagaalanka Khawaarijta, sidoo kale, is-dhaafsiga aragtida iyo habab kala duwan oo ku saabsan tababarka.
Munaasabadda xiritaanka tababarka waxaa ka qeyb galay madaxweynaha Akadeemiyada Booliska Masar, ku-xigeenka xoghayaha guud ee wakaaladda horumarinta Masar, maamulaha xarunta cilmi-baarista ee Booliska iyo mas’uuliyiin kale, kuwaas oo dhammaantood ku ammaanay saraakiisha ka faa’ideystay tababarkan muhiimka ah sida ay u dhabar adeygeen muddadii uu socday.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xuska Caalamiga ah ee Maalinta Biyaha

Qaramada Midoobay ayaa maanta xustay munaasabadda 22-ka Maarso oo ah mid loo asteeysy Maalinta Biyaha Adduunka, iyadoo ujeedadu tahay in…

Caalamka
March 22, 2023

Hay’addaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka iyo Deeq-bixiyayaasha oo ka shiray dhameeystirka dastuurka

Muqdisho.(SONNA)...Kulan laba geesood ah oo u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Gudigga Madaxabanaan…

Wararka
April 10, 2020

Booliska Cabduwaaq oo gacanta ku dhigay nin lagu eedeeynaayo dil iyo Kufsi

Cabudwaaq (SONNA)- Taliska booliska Degmada Caabudwaaq ayaa gacanta ku soo dhigay nin lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay falkii dilka…

Wararka
December 29, 2020

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo warbixin kasoo saaray xaaladda ka dhalatay Roobabka da’ay Caasimadda

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa warbixin kasoo saaray xaaladda degdeg ah ee ka…

GudahaWararka
May 10, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023