Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jaamacadda Dowladaha Carabta oo soo dhaweeyay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.
    March 12, 2026
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur” Waxaa jira dad xannuusanaya marka ay arkaan guulaha ay gaareyso Dowladda Federaalka,”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur” Waxaa jira dad xannuusanaya marka ay arkaan guulaha ay gaareyso Dowladda Federaalka,”
GudahaWararka

Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur” Waxaa jira dad xannuusanaya marka ay arkaan guulaha ay gaareyso Dowladda Federaalka,”

By Dahir Aadan Cali
Last updated: June 23, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in ay jiraan dad xannuunsanaya marka ay arkaan guulaha ay gaareyso Dowladda Federaalka, isagoo dhanka kale, tilmaamay in cadowga ku dul nool dalkan oo ay ajaaniib ugu badan yihiin in laga guuleysanayo.

” Waxay xannuunsanayaan marka ay arkaan in Soomaaliya deynta laga cafiyay, waxay xannuusanayaan magaalada Muqdisho oo lix bilood qarax ka dhicin marka ay arkaan, marka ay arkaan dad Soomaaliyeed oo dabaqyo iyo daaro dhaadheer ka taaganaayaa, laamiayada Muqdisho oo la dhisaayo marka ay arkaan waa xannuusanayaan, horumarka uu shacabka Soomaaliyeed gaarayo maxaa looga xannuusanayaa, maxaa loo jecel yahay in cadowga na qabsado, dadkaas Soomaali waa ay taqaanaa meel ay joogaanba, weyna ka dheragsan tahay, maanta furimaha dagaalka wiil iyo gabdhaa ku ciiday oo hooyooyinka, Aabayaashooda iyo ilmahooda ka fogaaday, marka ay maqlaan in goobtii ay difaaca ugu jireen nin Soomaaliyeed uu leeyahay dhulkii Al-shabaab ayaa qabsaday maxay dareemayaan, wiilashaas miyeyna wiilal Soomaaliyeed ahayn,” ayuu yiri wasiirka.

Ssidoo kale, wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi raaciyay in horay loo soconayo,islamarkaana la dhammeystirayo howlgalka lagu ciribtirayo Khawaarijta Al-shabaab.

” Hore ayaan u soconeynaa Al-shabaab ayaa dhammeystireynaa, dalkan ayaa doorasho toos ah ka qabaneynaa, dalkan ayaa dhaqaalihiisa kobcineynaa, sharafka ummadda Soomaaliyeed ayaa dib loo soo celinayaa argagixiso dambe ma rabno in nagula shaabadeeyo, wiil Soomaaliyeed oo dalkan ka safray oo dibadaha maraaya in il-gaar ah lagu eegayo, isagoo lagu tuhmaayo in dalkiisa argagixiso joogto ma rabno,”.

Ciidamada Dowladda Federaalka oo gacan militari ka helaya saaxiibada caalaamka ayaa ku guuleystay in ay wiiqaan awooddii Al-sbabaab, waxayna hadda ku baacsanayaan deegaannada howdka ah oo ay ku dhuumaaleysanayaan maleeshiyaadka iyo horjoogayaashooda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jaamacadda Dowladaha Carabta oo soo dhaweeyay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.

Muqdisho-SONNA-Mudane Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Dowladaha Carabta, ayaa soo dhaweeyay ansixinta ugu…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Shacabka Soomaaliyeed uga Mahadceliyay la Shaqeynta Ciidanka

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay dadaallada joogtada ah ee ay ku…

GudahaWararka
October 27, 2024

Golaha Wasiirrada oo loo soo bandhigay qaar kamid ah qodobbada Dastuurka ee dib-u-eegista lagu sameynayo

Muqdisho(SONNA):-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulan gaar ah, oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane Saalax…

GudahaWararka
December 15, 2024

Gobolka Banaadir oo ka tacsiyadeeyay Geeridii Guddoomiyihii Garasbaaleey

Muqdisho (SONNA)-Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu ka Tacsiyeenayaa geerida ku timid Allaha u Naxriisto Guddoomiyaha Deegaanka Garasbaaley ee Gobolka Banaadir…

GudahaWararka
May 21, 2021

Maxkamadda Sare ee dalka iyo Taliska Booliska oo ka wada-hadlay xoojinta wada shaqeynta labada haya’adood

MUQDISHO (SONNA)- Kulan looga hadlayo xoojinta wada shaqeynta Garsoorka iyo Booliska iyo hirgalinta go'aanada ka soo baxa maxkamadaha ayaa ka…

GudahaWararka
July 18, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023