Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    War-saxaafadeed: Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay falalka lagu dhaawacayo amniga caasimadda
    June 3, 2026
    Wasiirro ka tirsan xukuumadda FS oo u daawasho tagay horyaalka Soomaaliya oo koraya
    June 3, 2026
    Wasiirka cadaaladda oo qaabilay danjiraha Midowga Yurub
    June 3, 2026
    Musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka Koofur Galbeed oo shahaadada qaatay
    June 3, 2026
    Maamulka Gobolka Banaadir oo Asteeyay Goobaha Dibadbaxyada Mucaaradka
    June 3, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Madaxweyne Guudlaawe oo shacabka Hirshabeelle ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan la dagaallanka Khawaariijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweyne Guudlaawe oo shacabka Hirshabeelle ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan la dagaallanka Khawaariijta
GudahaWararka

Madaxweyne Guudlaawe oo shacabka Hirshabeelle ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan la dagaallanka Khawaariijta

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 19, 2024
1 Min Read
Share

Warsheekh-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shacabka ku dhaqan Hirshabeelle ugu baaqay in ay kaalin mug leh ka qaataan wejiga labaad ee lagu cirib tirayo kooxaha khawaarijta.

Mudane Guudlaawe oo ka hadlayay kulan sanadeed duco ah oo lagu qabtay degaanka Ceeloow ee Shabeellada dhexe ayaa intaa raaciyay degaanno badan oo ka tirsan Warsheekh ay ka socdaan mashaariic badan oo ay ka mid yihiin xarumaha Caafimaadka, goobo waxbarasho iyo Ceelal.

Madaxweynaha ayaa intii uu ku guda jiray kulanka ducada ah wuxuu booqday deegaanno dhowr ah oo hoos taga Warsheekh wuxuuna sheegay in ay dardar ku socdaan howlaha dib u xoreynta Hirshabeelle iyo wejiga labaad ee lagaallanka Khawaarijta, iyadoo taasina ay barbar socoto daadajinta nidaamka dowladnimada ama dhismaha golayaasha deegaanka.

Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa dadka ku dhaqan degaannadaasi ka codsaday in ay ku garab siiyaan in wejiga labaad ee dib u xoreynta ay si weyn ugu qayb qaataan iyo in ay gacan ka geystaan dhismaha golayaasha deegaanka iyo amniga.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

War-saxaafadeed: Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay falalka lagu dhaawacayo amniga caasimadda

Muqdisho (SONNA): Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa dhacdadii nasiib-darrada ahayd ee galabta…

June 3, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

WHO oo sheegtay in 15 milyan oo qof laga helay Covid-19 Hal Toddobaad gudihiis

Muqidisho(SONNA)-Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa  sheegay in in ka badan 15-Milyan bulshada caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku…

CaalamkaWararka
January 13, 2022

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1-Madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Isbitaal casri ah oo laga hirgeliyey magaalada Muqdisho, isagoo xusay ahmiyadda ay…

GudahaWararka
February 21, 2025

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay kulan diblomaasiyadeed heerkiisu sareeyo

Muqdisho,(SONNA). Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Fuzhou uga qeyb galay kulan diblomaasiyadeed…

GudahaWararka
October 12, 2023

Wasiirka Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha ee XFS oo hortagay xildhibaannada Golaha shacabka ee BJFS

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku Xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa Maanta Shir Guddoomisay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa…

GudahaWararka
August 13, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023