Muqdisho (SONNA): Shirwaynaha xafiisyada hantidhowrka labada heer ee Dowladda Federaalka oo muddo saddex maalmood ka socday magaalada Muqdisho oo diiradda lagu saaray hormarinta xariirka iyo iskaashiga xafiisyada ayaa maanta lasoo gunaanaday, iyadoo laga soo saaray war-muriyeed ka kooban 5 qodob.