Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka oo Nirobi uga qeybgalay Kulan looga hadlay cimilada iyo arrimo kale
    May 15, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Ciraaq
    May 15, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Wasiirka maaliyadda oo Nairobi uga qaybgalay bandhigga warbixin maaliyadeedka Soomaaliya
    May 14, 2025
    Wasaaradda arrimaha dibadda oo Muqdisho ku soo gabangabaysay wadatashi ku aadan bad-qabka deegaanka
    May 14, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweynaha Mareykanka oo gaaray dalka Sacuudiga
    May 13, 2025
    PKK oo ku dhaqaaqday soo afjaridda collaad 40 sano kala dhaxeysay Turkiga
    May 12, 2025
    Putin oo soo jeediyay in Rashia iyo Ukraine ay kulan toos ah ku yeeshaan Istanbul
    May 11, 2025
    Xiisadda u dhaxeysa India iyo Pakistan oo sii kordheysa
    May 9, 2025
    Dadka Gaza oo wajahaya macluul daran & dhimasho joogto ah
    May 4, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
    Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada Codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
    April 30, 2025
    Turkiga iyo Soomaaliya oo qalinka ku duugay heshiis Shidaal baaris ah (WARBIXIN)
    April 26, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladdaย oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda ooย casho sharafย  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
    Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17 sano,
    December 23, 2024
Reading: Ciidanka Xoogga oo 39 khawaarij ah ku dilay shabeellada hoose
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ciidanka Xoogga oo 39 khawaarij ah ku dilay shabeellada hoose
GudahaWararka

Ciidanka Xoogga oo 39 khawaarij ah ku dilay shabeellada hoose

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 19, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-39 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qalabka sidaย  iyo saaxiibbada caalamka, kaasi oo ka dhacay deegaannada Baqdaad iyo Baldooska oo hoos taga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose.

Howlgalkan ayaa dhacay ka dib markii ciidanka dowladda ay heleen xogta malleeshiyaad Khawaarij ah oo isku aruursanayay deegaannadaasi, kuwaas oo waday abaabul ay ku dhagrayaan shacabka Soomaaliyeed.

Howlgalka ka dhacay deegaanka Baldooska waxaa lagu dilay 24-Khawaarij ah, halka 15-ka kale lagu dilay duqayn ka dhacday deegaanka Baqdaad.

Sidoo kale, dhagar qabayaal kale oo ku dhaawacmay howlgalladan ayay Khawaarijtu geeyeen deegaannada Farsoolay iyo Buulo Fullaay.

Dhanka kale, Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka oo iskaashanaya ayaa maalmihii ugu danbeeyay Khawaarijta ka sifeeyay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla dhanka xeebta Muqdisho illaa iyo magaalada Marka iyo tuulooyin kale oo ka tirsan Shabeellada hoose oo si dhuumaalaysi ah ay Khawaarijtu isku dayayeen inay u kusoo galaan.

Dowladda Soomaaliya ayaa ugu mahad celisay shacabka geesiyaasha ah ee goโ€™aansaday in ay cadawga ummadda Soomaaliyeed ee Khawaarijta ah iska dul qaadaan oo ay garab istaagaan Ciidanka Qalabka sida.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Madaxa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka oo Nirobi uga qeybgalay Kulan looga hadlay cimilada iyo arrimo kale

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay daahfurka…

May 15, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo Shacabka ku dhaqan dalka Masar kala qeyb-galay xuska 1-da luuliyo

Muqdisho(SONNa):-Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Masar kala qeyb-galay xuska sannad-guuradii…

GudahaWararka
July 1, 2024

Soomaaliya oo markii ugu horeysay ku biirtay Ururka Xeer ilaaliyaasha Bariga Afrika

Muqdisho.(SONNA):- Shir sannadeedka 10-aad ee ururka Xeer ilaaliyaasha Bariga Afrika oo labadii maalin ee ugu dambeysay ka socoday magaalada Kampala…

GudahaWararka
March 1, 2023

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeyb galay Munaasabad lagu caleema saarayo Guddoomiyaha cusub ee degmada Cabudwaaq

Muqdisho(SONNA) :-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Cabudwaaq ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu…

GudahaWararka
February 13, 2023

Taliska Booliska oo ka war bixiyay hoobiyeyaal lagu soo tuuray qeybo ka mid ah Caasimadda

Muqdisho-(SONNA)-Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in ay qasaare nafeed geysteen hoobiyeyaal macmal ah oo ay khawaarijtu…

GudahaWararka
July 4, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023