Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda Waxbarashada oo dib u dhistay Iskuulkii Farsamada Gacanta  Maxamuud Axmed Cali ee degmada Kaaraan
    February 8, 2026
    Howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
    February 8, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tegay Dalka Masar
    February 8, 2026
    Agaasimaha Hay’adda NISA oo ka qeyb galay shirka Sirdoonka Dalalka Carabta
    February 7, 2026
    Horjoogayaashii Khawaarijta ee ku naaxay Baadda Shacabka oo la soo afjaray
    February 7, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Duulimaad ganacsi ee Kenya Airways oo ka soo deggay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Duulimaad ganacsi ee Kenya Airways oo ka soo deggay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle
GanacsigaGudahaWararka

Duulimaad ganacsi ee Kenya Airways oo ka soo deggay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle

By Kanaava Mohamed
Last updated: February 9, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho, February, 9, 2024, Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa duulimaadkii u horreyay muddo ka badan labo sanno kaddib maanta ku timid garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha Aadan Cabdulle ee caasimadda Muqdisho.

Duulimaadka , oo ahaa nooca ganacsi ee xamuulka (cargo) wuxuu sidoo kale ahaa diyaaraddii u horreysay ee iyadoo ku duulaysa astaanta rasmi ah ee shirkadda qaranka Kenya ka soo degta caasimadda Muqdisho , tan oo sidoo kale bilow u noqonaysa duulimaadyo rasmiga ah oo shirkadda ay ka billaabayso garoonka Aadan Cabdulle.

“ Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxaa qayb ka ah qorshaheeda inay sare u qaado duulimaadyada caalamiga ah ee imaanaya dalka ,tan oo fursad u siinaysa muwaadiniinta inay helaan duulimaadyo caalami ah.” sidaa waxaa sheegay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan oo intaa ku daray “ Waxaan ku soo dhaweynaynaa Kenya Airways garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle.”

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed iyo waaxyaha kale ee shaqo wadaagta la ah ayaa sameeyay horumarinta adeegyada, taa oo sare u qaadaysa duulimaadyada iyo adeegyada kale ee qaranka iyo muwaadiniinta ay helayaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasaaradda Waxbarashada oo dib u dhistay Iskuulkii Farsamada Gacanta  Maxamuud Axmed Cali ee degmada Kaaraan

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Maamulka Gobolka Banaadir,…

February 8, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kulan la qaatay madaxa UNDP ee Somaaliya

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta la kulmay madaxa UNDP ee Somaaliya Mr. Lionel Laurens. Labada…

GudahaWararka
August 12, 2024

22 askari oo Mareykan ah oo ku dhaawacmay shil diyaaradeed oo ka dhacay Suuriya

Milateriga Mareykanka ayaa sheegay in shil diyaaradeed oo nooceedu yahay Helikobtar uu ka dhacay waqooyi bari Suuriya,halkaasi oo ay ku…

Caalamka
June 13, 2023

Shirka dib u eegista farsamo ee dastuurka oo maalintii labaad galay

hirka wadatashiga hay’adaha dastuurka heer federal iyo heer dowlad goboleed ee soo gabagabeynta dib u eegista farsamo ee dastuurka ayaa…

Wararka
November 12, 2020

Madaxda Hay’adaha Amniga iyo M/G Banaadir oo yeeshay kulan looga hadlay amniga maalmaha Ciida

Muqdisho(SONNA):-Saraakiisha Hay’adaha Ammaanka iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo yeeshay kulan lagaga hadlay amniga maalmaha barakaysan ee Ciida. Taliyaha Ciidanka Booliska,…

GudahaWararka
June 6, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023