Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: ‘waxaa la soo gaaray meeshii aad uga hari lahaydeen’ (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ‘waxaa la soo gaaray meeshii aad uga hari lahaydeen’ (WARBIXIN)
GudahaMaqaalladaSiyaasadda

‘waxaa la soo gaaray meeshii aad uga hari lahaydeen’ (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: January 18, 2024
7 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Sida ay xaqiijisay Haya’adda duulimaadyada Rayidka Soomaaliyeedย  ayaa sheegtay in duulimaad Lambarkiisu yahay 8372 ee Ethiopian Airlines oo aan fasax haysan ay hawada ka celisay Waaxda Hawada Dowlada Federaalka Soomaaliya diyaaradan ayaa rabtay inay ku degto magaalada Hargeysa, iyadoo si KMG ah Duulimaayada Diyaarada Ethiopian Airlines loo joojiyay, iyadoo Xogtaan ay xaqiijisay in Captain-ka Diyaarada uu ku wargeliyay Qeybta hawada inay la socdaan Wafdi (VIP) ah oo ka socda Dowlada Ethiopia, kana soo duuleen Garoonka Diyaaradaha Addis Ababa, kuna socotay madaarka Hargeysa, waxaa lagu wargeliyay in aan loo ogolayn in uu soo degto kuna laabto bartii uu ka soo kacay.

Saraakiisha Hayโ€™adaha Hawada ayaa ku wargelisay Captain-ka in marka hore ay soo weydistaan Fasax, laguna amray inay dib ugu noqdaan Addis Abeba.

Ilo ku dhow dhow Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegay in diyaarada shalay subax la celiyey ay aheyd mid khaas ah oo loo yaqaan ( VIP AIRLINE) waxaana la socday wafdi sare oo dowladda Itoobiya ah, taasoo numberkeedu ahaa ETH8273, balse diyaarad kale oo goor dhow ka degtay Hargeysa ay aheyd mid rakaab ah ayaa aheyd diyaaradda rakaabka shacabka ah ee maalinlaha u degi jirtay oo numberkeedu yahay ETH372. Tan ayaa cadeyneysa inay labada diyaarad kala duwan yihiin, oo aysan shaqo isku laheyn.

Maamulaha shirkadda Ethiopia Airlines, Mesfin Tasew, oo waraysi siiyey laanta Af-Amxaariga ee idaacadda BBC ayaa xaqiijiyey in dib loo celiyey diyaarad shirkadddaasi leedahay oo shalay ka soo degi laheyd garoonka diyaradaha ee Cigaal Airport ee magaalada Hargeysa.

Diyaaraddan oo duulimaad lamberkeedu ahaa ET372 ayuu Agaasimuhu sheegay in aanay ogolaanshiyaha gelista hawada ka helin Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo keentay inay dib ugu laabto magaalada caasimadda ah dalka Itoobiya ee Addis Ababa.

Shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa weysay 80% tickets-kii dadka Soomaaliyeed ee diyaaradeeda macaamiisha ka ahaa. $1.44M ay shirkada bishii ka sameyn jirtay kaliya duulimaadyadeedii Addis Ababa iyo Mogadishu ayay ku ย lumisay 10-kii maalmood ee ugu dambeysay 80% ( $1.12M ), waxaana la qiyaasayaa inay intaasi kas ii hoos mari doonto, sida uu qoray wargeyska THE EAST AFRICAN ee k soo baxa wadanka Kenya.

Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa siisay โ€œrejectโ€codsi ay wadatay diyaar laga leeyahay dalka Itoobiya taas oo sidday wafdi Itoobiyaan ah oo doonayay in ay tagaan magaalada Hargeysa ee Gobalka Waqooyi Galbeed, Diyaaraddaasi oo ay Hayโ€™adda Duulista ay ka celisay Hawada Soomaaliya, iyadoo Diyaaradda Sidday wafdiga Itoobiyaanka ahaa, ayaa waxaa qasab ku noqotay in ay ku laabato magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia.

โ€œIn Itoobiya ay ka meeraysato shir-madaxeedkii IGAD ee ay Soomaaliya dalbatay waxay guul u tahay Soomaaliya, waxayna goโ€™doon gelinaysaa Itoobiya, waxaa kaloo cadeyn u ah gablanka ku dhacay diblomaasiyada Itoobiya in IGAD oo ahaan jirtay madal ay ka atoorayso ay maanta ka dhuumanayso. Waa Alle mahadii in uusan Abiy maanta lahayn tabar uu taako dhulkeenna ku qaato. Dawlada waxaa laga rabaa in ay mudnaanta siiso midnimo gudaha ah, dadkana ku xulato karti iyo aqoon lagu kasbado dunida, loogana garnaqsado fagaarahaasha caalamiga ahโ€, sisaasi waxa yiri Prof. Cusmaan Cali yuusuf.

โ€œDuni waxaan joognaa Urarkii IGAD oo ahaa maqaayad ay leedahay Ethiopia oo markii ay ka weysay 1 dal oo ku tageersan boobka badaha Somalia ay iskaga carartay Kaqayb-galka Shirkii IGAD. Aby Ahmed waxa uu karaamada ka qaaday siyaasadii arimaha dibada Ethiopia oo mar aheed hormuudka Diblumasiyada Bariga iyo Bartamaha Africa. Shirka Isagoo ka maqan ayaa laga soo saari doonaa War-Murtiyeed u quus goyn-doona damaciisa caruurnimada ah.Hadii IGAD looga adkaado shaki kuma jiro in looga adkaan doono African Union IYO Security Councilkaโ€, ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Aqalka Cad ayaa sheegay in Mareykanku uu wadamada uu saaxiibada la yahay la kaashanayo arrinta damaca Itoobiya Dhulka Soomaaliya, si ay uga horyimaadaan is-afgaradkii sharci-darrada lagu tilmaamay ee ay wada saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland.

โ€œFircoon nin talo xun ayuu ahaa si uu u sii socday reerkiisa naarta ayuu dalaqsiiyay, kanna soo u sii socday lafti nagaa ayuu dalaqsiiyayโ€. Sidaasi waxa yiri Raโ€™iisul-wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo sifeynayay talo xumada uu wado Muuse Biixi, โ€œwaxaa la soo gaaray meeshii aad uga hari laheydeenโ€, isagoo shacabka Soomaaland la hadlaayay ayuu sii raaciyay.

Dhinca kale Shir deg deg oo ay isugu yimaadeen shalay oo Arbaco ah Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka jaamacadda Carabta, oo uu khudbad dhanka fogaaan arag ah ka jeediyay Raโ€™iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, loogana hadlay damaca Guracan ee Itoobiya ku raadinayso qayb ka mid ah dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saaray Qaraarka Number-kiisa yahay 8988, iyagoo isku raacay In la xoojiyo taageerada amniga, xasilloonida, midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dhulka Soomaaliya, sido kale la ilaaliyo madaxbannaanida Soomaaliya ee Barriga, Badda iyo Cirka.

Wasiirrada ayaa tilmaamay in Soomaliya ay xaqa ay u leedahay inay si sharci ah ku difaacdo dhulkeeda, sida ku cad qodobka 51-aad ee Axdiga Qaranneed Qaramada midoobay iyo kan Jaamacadda Carabta, iyadoo la taageerayo tallaabo kasta oo ay goโ€™aansadaan inay qaadaan, waxaa kaloo goluhu taageero buuxda lala garab istaago mowqifka dawladda Soomaaliya ee u ku aadan heshiis beenaadka ah ee 1/1/2024 ay ku wada saxeexdeen Itoobiya iyoSomaliland, kaas oo ay sheegeen in uusan waxba ka jirin oo aan la aqbali Karin, tasoo ay ku tilmaameen inay tahay ku xad-gudub bareer ah oo loo geystay mabaadiโ€™da sharciga caalamiga ah, iyo madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Golaha amniga iyo nabadgalyada ee Midowga Afrika ayaa muujiyay sida ay lama taabtaan u tahay ilaalinta madaxbanaanida dhuleed iyo Bulsho ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, xilli ay Ethiopia wali isku dayayso damaceeda waalida ah ee ku xadgudubka Soomaaliya, wuxuuna Goluhu hoosta ka xariiqay waajibnimada ilaalinta Xeerka Midowga Afrika oo meesha ka saaraya in aan lagu xadgudbi karin Madaxbanaanida iyo midnimada Dalalka, waxaa kale ee uu soo dhaweeyay Shirka Madaxda IGAD, kaasi oo isla arinka xadubka Ethiopia looga hadlayo.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Bidhaan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Raiisul Wasaare Xamsa oo qaabilay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA):Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dal weynaha Shiinaha u fadhiya…

GudahaWararka
December 8, 2025

Afhayeenka Xukuummadda oo faahfaahin ka bixiyey Safarka Raโ€™iisulwasaaruhu ku tegayo laascaanood

Muqdisho(SONNA):-Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya, Farxaan jimcaale ayaa ka warramaya ujeedka safarka Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi…

GudahaWararka
April 10, 2025

Qaar ka mid ah degmooyinka Puntland oo ay ka socdaan doorashooyinka golaha deegaanka

Garoowe-(SONNA)-Shacabka degmooyinka Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa saaka u dareerey doorashada qof iyo cod ee golayaasha deegaanka…

GudahaWararka
July 23, 2024

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgalay Shirarka Guddiga Saddex-geesoodka ah ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Masar iyo Eritrea

Qaahira, 11-ka Janaayo 2025:- Mudane Axmed Macallim Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyo…

GudahaWararka
January 12, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023