Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay danjiraha Shiinaha
    November 12, 2025
    Hantidhowraha Qaranka oo qaabilay madax ka tirsan hay’adaha Qaramada Midoobay
    November 12, 2025
    Maareeyaha hayโ€™adda duulista Rayidka oo kormeeray garoonka diyaaradaha Jowhar
    November 12, 2025
    ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซr๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ฒ๐š๐๐š
    November 12, 2025
    Dekedda Muqdisho oo uu ka socdo mashruuca dhismaha casriga ah
    November 12, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul goโ€™ ay sababeen roobab ka daโ€™ay Sudan
    September 2, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadahaย (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Guddoomiyha Golaha Shacabka oo guddoomiyay kulanka 8-aad ee Golaha Shacabka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoomiyha Golaha Shacabka oo guddoomiyay kulanka 8-aad ee Golaha Shacabka
GudahaWararka

Guddoomiyha Golaha Shacabka oo guddoomiyay kulanka 8-aad ee Golaha Shacabka

By Bile
Last updated: January 6, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay kalfdhiga 4-aad kulankiisa 8-aad ee Golaha Shacabka.

Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka Xeerka Shaqada Soomaaliyeed, akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka ilaalinta iyo Taakuleynta Barakacayaasha, qeybinta warbixinta akhrinta 2-aad ee xisaab-xirka miisaaniyad sannadeedka 2022-ka iyo qeybinta Hindise Sharciyeedka Dib u Eegista Sharciga La-dagaalanka Burcad Badeedka iyo Ka hortaga Afduubka ee sharciga LR 36, 30 Abriil 1975-ta.

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ugu horreyn ka dooday sharciga Shaqaalaha Dalka, ayaa waxay sheegeen in waqtiyada shaqada aan cayimneen, iyagoona soo hadal qaaday in xuquuq loo helo, kuwa ku naafoobay iyagoo u shaqeynaayo qaranka, lana ilaaliyo xuquuqdooda. Xildhinaannadu ayaa waxay xuseen in loo sinnaado shaqooyinka iyo waqtiyada la shaqeeyo, waxaana ay soo jeediyeen in la tayeeyo aqoonta iyo dhismaha khibrada shaqalaaha, loona sameeyo tababaro ku sabaansan shaqadooda. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa faray in Hindise Sharciyeedka xeerka Shaqaalaha lagu wareejiyo Guddiga Arrimaha Bulshada si ay u soo turxaan bixiyaan ka dibna ay dib ugu soo celiyaan fadhiga Golaha Shacabka.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi oo marti ku ahaa fadhiga Golaha ayaa xildhibaanada ka hor akhriyey Hindise Sharciyeedka Ilaalinta iyo Taakuleynta Barakacyaasha, isagoona ka jawaabay su’aalo ay weydiyeen Xildhibannada, kaas oo inta badan looga dooday xuquuqda barakacyaasha.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gunnaanadka kulankan soo xiray fadhiga maanta ee Golaha ayaa amray in Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Barakacyaasha lagu wareejiyo Guddiga Arrimaha Gudaha ee Golaha Shacabka si ay ugu soo shaqeeyaan sharcigan.

 

TAGGED:Guddoomiyha Golaha Shacabka oo guddoomiyay kulanka 8-aad ee Golaha Shacabka
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka duulista hawada oo qaabilay danjiraha Shiinaha

Muqdisho (SONNA): Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada dowladda FS Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta…

November 12, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya iyo Japan oo ka wadahadlay arrimmo badan oo muhiim ah

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa magaalada Yokohama kulamo miro-dhal ah kula yeeshay…

Gudaha
August 22, 2025

Ciidanka Xoogga oo hawlgalo ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka Baay

Baay(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Howlgal qorshaysan ka Fuliyey Deegaano ka tirsan Gobalka Baay oo Ay Maleshiyada Al Shabaab u aheyd Goobo…

GudahaWararka
May 23, 2024

Qorshaha Shanta Sanno ee Haya’adda Qaxoontiga Qaranka oo Muqdisho lagu soo bandhigay

Muqdisho(SONNA):-Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS ayaa ka qeyb galay Bandhigga Qorshaha Qaran ee istiraatiijiyadda 5-ta sano ee soo soo…

GudahaWararka
October 19, 2024

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha Golaha Midowga Yurub.

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo kula yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya Madaxweynaha Golaha Midowga…

Wararka
February 11, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023