Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef
    July 23, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: RW ku xigeenka dalka : Waxa maanta ii muuqatay cududda, caqliga, kartida iyo awoodda ummadda Soomaaliyeed
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > RW ku xigeenka dalka : Waxa maanta ii muuqatay cududda, caqliga, kartida iyo awoodda ummadda Soomaaliyeed
GudahaWararka

RW ku xigeenka dalka : Waxa maanta ii muuqatay cududda, caqliga, kartida iyo awoodda ummadda Soomaaliyeed

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 3, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in filicka dowladda Itoobiya ee ku aaddan qaadashada badda Soomaaliya ay in ay dhalisay yididiilo cusub oo mideysay dareenka bulshada Soomaaliyeed.

โ€œDhiiladii shalay waxa bededalay yididiilo, dhaqaaq, dedaal iyo ficil, haddaynu Soomaali nahay waxa maanta ii muuqatay cududda, caqliga, kartida iyo awoodda ummadda Soomaaliyeed, marka ay midaysan tahay, heshiis ku-sheeggii sharci-darrada ahaa ee 1/1/2024 magaalada Addis Ababa ay kaga dhawaaqeen Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kaas ooย  xadgudub cad iyo gardarro ku ah gobannimada, qarannimada, madax bannaanida, iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaโ€.

Mudane Saalax ayaa sheegay in damaca Itoobiya uu mideeeyay dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba , wuxuuna xusay in ficillada caynkan ahi ay xadgudub cad ku yihiin mabaadiโ€™da caalamiga ah iyo kuwa u yaal Qaramada midoobay iyoย  Midowga Afrika, sidoo kalana ay waxyeello ku yihiin deris-wanaagga iyo nabadda gobolka.

โ€œDadweynaha Soomaaliyeed, waxa ay si isku-duubni ah u muujiyeen dareenkooda ku aaddan gardarrada iyo daandaansiga Dawladda Itoobiya kula kacday gobannimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa na ay wadajir uga soo horjeesteen faragelin walba oo loo geysto qarannimada, midnimada dhuleed, iyo madaxbannaanida Soomaaliyaโ€.

Ugu danbeyn, Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa ugu baaqay dadweynaha Soomaaliyeed in ay ilaashaadaan gobannimadooda iyo midnimadooda, wadajirna uga hortagaan cid walba oo duullaan ku ah dhulkooda iyo madax bannaanidooda.

Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka XFS, Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in dadweynaha ku nool Somaliland ayย  boqolaal sano hormuud u ahaayeen difaaca iyo gobannimada Soomaaliyeed oo ay yihiin kuwii keenay midnimada sannadkii 1960 kii.

Mudane Saalax ayaa bulshada Soomaaliland kula dardaarmay in ay noqdaan kuwa ugu horreeya ee u istaaga difaaca, sharafta iyo karaamada Soomaaliyeed, maaddaama uu Itoobiya damac kaga jiro mar kale geyigeenna.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul

Istanbul (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sarreeye Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirada Tamarta Dalalka Geeska Afrika oo Yuganda uga qeybgalay shirkii 19 aad

Wasiirada Wasaaradaha Tamarta ee dalalka geeska Afrika ayaa shirkoodii 19-aad waxaa uu uga furmay Magaalada Kambaala ee dalka Yuganda. Wasiru…

Gudaha
August 16, 2024

Shirka wadatashiga Hindise sharciyeedka korontada oo maalinti labad galay

Muqdisho:(SONNA)-Shirka Wadatashiga hindise sharciyeedka korontada oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta Iyo Khayraadka biyaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaan…

WararkaWargayska
June 21, 2020

Agaasimaha cusub ee Waaxda Qoraalada iyo Wargeyska dalka oo xilka la wareegay

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda FS mudane Cusmaan Abuukar Dubbe, agaasimaha guud ee wasaaradda iyo qaar ka mid ah…

Wararka
November 16, 2020

Pakistan : Qarax ka dhacay masjid ku yaal Peshawar oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac

25ย  ruux ayaa la sheegayaa in ay ky dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay masaajid mashquul badan oo ku…

Caalamka
January 30, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023