Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo ka warbixisay qasaaraha fatahaadaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo ka warbixisay qasaaraha fatahaadaha
GudahaWararka

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo ka warbixisay qasaaraha fatahaadaha

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: November 7, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): War-saxaafadeed ka soo baxay hay’adda maaraynta musiibooyinka ayey ku sheegtay in bilowgii bisha Oktoobar 2023, guud ahaan dalka waxaa ka curtay roobka Deyrta, inta badan roobka ayaa si xooggan uga daโ€™ay gobolada qaar ee dalka. Roobkaan ayaa geystay khasaaro baaxad leh oo isugu jira naf iyo maal, wuxuuna sababay in inta badan magaalooyinka goโ€™doomaan, halka kuwa kalena waddooyinka ka xermaan taas oo saameysay isku socodka xaafadaha iyo goobaha dadweynaha. Khasaaraha ayaa isugu jira dhimasho, barakac iyo bur-bur hantiyadeed.

Inta la xaqiijiyay, tirada dadka fatahaadaha ay saameeyeen waa sida soo socota:-

Tirada saamaynta tooska ah ku yeelatay 850,000 qof.

1. Dhimashada guud 29 qof.

2. Dadka ku barakacay 305,000 qof

Roobabkaan ayaa si xooggan uga daโ€™ay Koofurta iyo Bartamaha dalka gaar ahaan Dowlad Goboleedyada kala ah Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubaland.

Si gaar ah, xaalad adag ayaa ka jirta labada mgoboleed ee kala ah Jubaland iyo Koonfur galbeed gaar ahaan gobollada kala ah: Gedo, Baay iyo kool oo ay dad ku dhinteen kuwa badana ay ku barakaceen isla markaana ay ku hanti beeleen.

M, Goboleedka Gobolka Magaalada

Jubaland State Gedo Luuq, Dolow, Garbahaarey, Baardheer, Ceelwaaq.

Jubada hoose Afmadow, Jamaame

Koofur Galbeed: Bay Baydhabo, Buurhakaba, Bardaale, Qansax Dheere

Bakool Xudur, Rabdhuure,

Hirshabelle: Hiraan Baledweyn iyo qaarka mid ah deeganada Hoostaga

Shabeelaha dhexe: Jowhar iyo deeganada hoostaga

Galmudug:ย  Mudug Gaalkacyo

Galgaduud Dhusamareeb, Cadaaddo

GURMADKA HEYโ€™ADA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA :

Hayโ€™adda maareynta musiiboyinka qaranka oo ka jawaabeysa fatahaadaha ka dhacay dalka qeybihiisa kala duwan ayay manta si dagdag ah udiyaarisay agabyo kala duwan ku waasoo isugujira rashiin tiradiisu gaaraysa in ka badan sadex boqol oo qoys.

Sida oo kale waxa ey hayโ€™adda SoDMA gaarsiisay hal doon iyo laba matoor magalada Luuq iyada oo kaashaneysa Qaramada Midoobe ,kuwaaso lagu badbaadinayo dadka ey ku goโ€™donsan musiibada daadadka . hayโ€™addu waxaa kaloo ey diyaarisay daawooyin lagaga hortagayo cudurada kadhasha biyaha.

BAAQ

Waxaan baaq u dirayanaa shacabka Soomaliyeed, Ganacsatada,Culimada,Dowlada Federalka Somaliya iyo Hayโ€™addaha aan dowliga ahayn ee ku howlan arimaha bini-aadanimada in ay Dar-dar Galiyaan gurmadka iyo taageeradooda ku aadan xaaladan adag ee ay bulshada Soomaaliyeed ay xiligan wajahayso.

Sida aan la socono xiligan Dayrtu, wali waa bilow, waxayna saadaashu sheegeysaa in ay xaaladu ka sii dari-doonto sida ay hada tahay, Haddaba waxaan bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka aan uugu baaqayaa in ay ka feejignaadaan wax kasta oo khatar galinkara naftooda iyo Maalkooda.

Soojeedin

Ugu danbeyn Waxaa bulshada Soomaaliyeed aan u soo jeedinayaa in ay u dhaga nuglaadaan fariimaha digniinaha ah ee ka soo baxaya Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka iyo Hayโ€™addaha kale ee Dowlada iyo kuwa aan dowliga aheyn ee ka shaqeeya arimaha ka hortaga musiibooyinka dalka ka dhaca.

DHAMAAD

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha golaha shacabka oo shir guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye kuxigeenka koowaad…

GudahaWararka
October 23, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo faahfaahin ka bixiyay qarax ka dhacayย  Dugsiga tababarka Turkey Som

Muqdisho::(SONNA)-Ciidamada Ilaalada Dugsiga tababarka Turkey Som ayaa toogasho ku dilay dhagarqabe doonayay in uu isku qarxiyo dhallinyaro arday ah oo…

Wararka
June 23, 2020

Roobab ka da’ay magaalada Beledweyne oo saameeyey xaafadaha magaalada

Muqdisho (SONNA):- Ku dhawaad 300 Qoys ayaa ka barakacay guryahooda ka dib markii uu saameeyey Roobab saacadihii la soo dhaafay…

GudahaWararka
November 6, 2023

Guddiga Amniga Golaha Shacabka oo Maanta kulan la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Muqdisho(SONNA)-Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee golaha shacabka ayaa kulan kula yeeshay xarrunta Villa Hargeysa Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha…

Wararka
August 11, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023