Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta
    April 22, 2026
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Chelsea oo caawa la ciyaari doonta kooxda kala dhisan galbeedka London ee Fulham
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Chelsea oo caawa la ciyaari doonta kooxda kala dhisan galbeedka London ee Fulham
Ciyaaraha

Chelsea oo caawa la ciyaari doonta kooxda kala dhisan galbeedka London ee Fulham

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 2, 2023
1 Min Read
Share

London(SONNA):- Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa caawa tobanka fiidnimo la ciyaari doonta kooxda Fulham, xili ay wajahayso xaalad tii ugu adkeyd waayaha kooxda Chelsea soo marta, iyadoo lixdii kulan ay dheeshay saddex kamid ah ay guuldareysatay, labo kamid ahna ay bar bardhac gashay hal marna ay guuleysatay.

Waa kulankii 7aad ee kooxda kubbadda cagta Chelsea ay dheeleyso welina iyada oo ay wajahaysa caqabado xaga dhaawacyada ah  oo ay uga maqanyihiin ku dhawaad 10 ciyaaryahan, uu ka mid yahay kabtanka kooxda Reece James iyo weeraryahanka kooxda Nicolas jackson oo ganaaxan.

“Ma garanayo weeraryahanka uu ku soo bilaaban doono Mauricio (Pochettino) laakiin tayo ayay leeyihiin dhammaan ciyaartoydiisa.  Waxay noqon doontaa ciyaar naga dalban doonta abaabul wanaagsan,” sida uu yiri Marco Silva tababaraha Fulham.

Kooxda Chelsea ayaa xilli ciyaaredkaan hada lagu jiro ku qarash gareysay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda   lacag  dhan  £401.1 million, xilli Tababaraha kooxda uu cadaadis adag kala kulmi kara taageerayaasha kooxda haddii ay caawa ka badiso Fulham.

WQ: Sakariye Cabdixakiin Maxamed

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Muqdisho 22 Abriil 2026: —Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda…

April 22, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Horudhac: Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka Horseed Iyo Gaadiidka ee horyaalka Somali Premier League

Muqdisho(SONNA)-  Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta lagu wadaa inuu ka dhaco garoonka Eng Yariisow Stadium. Kooxaha…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Xulka Talyaaniga oo u soo baxay Final-ka koobka Qaramada Qaaradda Yurub ee Euro 2020.

Muqdisho (SONNA)- Xulka Talyaaniga oo u soo baxay Final-ka koobka Qaramada Qaaradda Yurub ee Euro 2020. Xulka Ku badda Cagta…

CaalamkaCiyaaraha
July 6, 2021

Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha

Muqdisho(SONNA);-Maareeyaha Dekadda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa kulan sagootin ah u sameeyay ciyaartooyda iyo maamulka kooxda kubadda cagta…

Ciyaaraha
September 15, 2025

Nemanja Matic oo aan ku faraxsanayn Old Trafford, alabaabadana u furay inuu u dhaqaaqo dalka Talyaaniga

Manchester (SONNA)- Ciyaaryahanka Nemanja Matic ayaa la soo warinayaa inuu albaabada u furay inuu u dhaqaaqo horyaalka Serie A ee…

Ciyaaraha
October 10, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023