Xulka Talyaaniga oo u soo baxay Final-ka koobka Qaramada Qaaradda Yurub ee Euro 2020.

La wadaag cid kale

Muqdisho (SONNA)- Xulka Talyaaniga oo u soo baxay Final-ka koobka Qaramada Qaaradda Yurub ee Euro 2020.

Xulka Ku badda Cagta Dalka Talyaaniga ayaa gaaray kama-dambeysta koobka Qaramada Qaaradda Yurub ee loo yaqaano Euro 2020, kaddib markii uu rigoodheyaal 4-2 uu kaga badiyay dalka Spain ciyaartii Semi-finals-ka ahayd ee ka dhacay garoonka Wembley ee magaalada London.

La wadaag cid kale