Abdirahman Ahmed Hussein

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA MAALI...

Muqdisho(SONNA):- Oct 12, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda salaanta calanka si loo weyneey...

Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar(warbixin)

Muqdisho (SONNA) Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo bandhigidda naqshadda C...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Dr Max...

MUQDISHO (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxar...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA GUDDOOMIYIHII AKADEEMIYE GOBOLEEDK...

MUQDISHO (SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Sooma...

Prof Maxamed Daahir oo ku geeriyooday London

London  (SONNA)- Caawa waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Prof. Maxamed Daahir Afrax. Marxuumka ayaa ahaa guddoomiyaha guddiga madaxa-banaan ee dastuurka,...

Madaxwaynaha Galmudug oo caawa Shir Deg Deg La yeeshay Gollahiisa Wasiirada

DHUUSO-MAREEB (SONNA) Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo caawa ka dhacay Xarunta Madaxtooyada DGM. ...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Doxa

Doxa…SONNA…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Doxa ee dalka Qat...

Madaxwaynaha JFS oo khudbad ka jeediyay Caleemo saarka RW Itoobiya

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka qayb galay Munaasabadda caleemo-saarka Xukuumadda Cusub ee Itoobiya ayaa Shacab...

Koonfur Galbeed oo guddi u saartay dadkii laga soo saaray Gobolka Sool

Baydhabo..SONNA…Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Guddi kumeel gaar ah u saaray wax u qabashada dadka laga soo musaafur...

Aaladaha Facebook, What’s app iyo Istagram oo mar qura hawada ka baxay

Muqdisho…SONNA…Aaladaha Facebook, Instagram, WhatsApp iyo Messenger ayaa mar qura hawada ka baxay kadib markii ay ku timid cilad, taasi oo keentay inay saameyso dad aad u fara ba...

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo soo gabagabeysay doorashada xubnaha Aqalka Sar...

Muqdisho (SONNA)Doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ku matali doono Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu soo gabogabeeyay magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle. ...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Muqdisho…SONNA…Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka ...