Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Culima udiinka Soomaaliyeed oo meel adag ka istaagay wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Culima udiinka Soomaaliyeed oo meel adag ka istaagay wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta
GudahaWararka

Culima udiinka Soomaaliyeed oo meel adag ka istaagay wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

By shiine Shiine
Last updated: August 17, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):-Culimada Soomaaliyeed ayaa  si adag uga hadalay dagaalka ka dhanka Khawaarijta waxaan ay sheegeen in loo baahan yahay in loo midoobo oo la garab istaago dagaalka u ku dhawaaqay madaxweynaha ee looga xoreynayo dalka Argagixisada.

Barnaamij gaar ah oo ka baxay warbaahnta dowladda oo ay ka qayb galeen  Culima udiinka ayaa sheegay in loo baahan yahay in ay bayaaniyaan oo ay caddeyaan culimada xaqa iyagoo gudbinayay fariin ku adaneyada dagaalka loou diyaar garoobayo in looga xoreyo qaybaha ay haraadiga ku yihiin Khawaarijta.“Khawaarijtu waxay qatar ku yihiin diinta, nafta, maalka, cibaabada iyo guud ahaan xasiloonida dalkeena, waa waajib diini ah in lala dagaalamo” ayuu yiri Sheekh Bashiir.

Dhankiisa Sheekh Soomow oo ka mid ahaa culimadii ka qayb gashay ayaa yiri,”Khwaarijtu Dadkeena waxay u laayeen si aan kala sooc lahayn, Maanta waa in Shacabka Soomaaliyeed Madaxda Qaranka ku garab istaagaan iska Xoreynta khawaarijta,waxaan haysaan Hoggaamiye daacad ah ee u istaagay waana in aan garabkiis noqona,waana in culimada Soomaaliyeed ay xaqa caddayso waana waajib saaran”.

Sidoo kale Sheikh Cali Wajiis ayaa yiri “Shacabka Soomaaliyeed Waxaa Waajib ku ah inay Ajiibaan Jihaadka uu ku dhawaaqay naguna hoggaaminaayo Madaxweynaha Qaranka,waxay cadow ku yihiin dadka iyo diinta oo ay gaaleysiiyeen,waxay khatar galiyeen Amnigoodii iyo nabad galyada,waxay baneysteen dadka xoolohooda iyo dhiiggooda,waa in la daldala oo jidka la dhigo dadka Nuucaas ah ee Khawaarijta ah,Ummada waxaa waajib ku ah hadii xaakimka dalka ugu sareeya u ku dhawaaqo in lagu jihaado cadawga ilaahay iyo kan Ummada waxaa waajib ah in aad ajiibto”.

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS Muqtaar Roobow Abuu Mansuur oo ay garab taaganyihiin culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in wasaaradda iyo culimadu ay ka wada shaqaynayaan in la xoojiyo dagaalka dhinaca fikirka ah ee lagula jir kooxda Khawaajita ee dhaqamada diinta islaamka ka baxsan ku qaldaysa dadka caamada ah.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Doorka Haweenka ee Doorashooyinka iyo Amniga oo laga hadlay “SAWIRRO”

Kullan looga hadlayay doorka Haweenka ay ka qaadan karaan Amniga, Siyaasadda iyo Doorashooyinka ka dhici doona Dalka 2021 ayaa lagu…

Wararka
December 4, 2019

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalka Khawaarijta iyo arrimo kale

London (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta cilmi baarista amniga RUSI ee magaalada London kaga…

GudahaWararka
November 22, 2023

Maxay Khawaarijtu u albaabada ugu laabeen guryihii Alle “Masaajida” ee ku yaalay deegaanada laga saaray

Muqdisho(SONNA):-Maxay Khawaarijtu u albaabada ugu laabbeen guryihii Alle “Masaajida” ee ku yaalay deegaanada laga saaray Kooxda naxariista daran ee khawaariijta…

GudahaMaqaalladaWararka
January 10, 2023

Ciidanka xoogga iyo kuwa Deegaanka ayaa Howlgal khasaaro lagu gaarsiiyey khawaarijta ka fuliyay Bariga Galgaduud

Galgaduud(SONNA):-Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa Howlgal khasaaro lagu gaarsiiyey khawaarijta ka fuliyay Bariga Gobolka Galgaduud,gaar ahaan deegaanka Ciinjir…

GudahaWararka
November 28, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023