Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.
    March 12, 2026
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Taliska Booliska oo ka war bixiyay hoobiyeyaal lagu soo tuuray qeybo ka mid ah Caasimadda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taliska Booliska oo ka war bixiyay hoobiyeyaal lagu soo tuuray qeybo ka mid ah Caasimadda
GudahaWararka

Taliska Booliska oo ka war bixiyay hoobiyeyaal lagu soo tuuray qeybo ka mid ah Caasimadda

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 4, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in ay qasaare nafeed geysteen hoobiyeyaal macmal ah oo ay khawaarijtu ku soo tuureen xaafado ka mid ah Caasimadda.

Hoobiyeyaashan oo sida uu Afhayeenku sheegay laga soo tuuray duleedka Caasimadda ayay waxyeello kasoo gaartay qoys ku noolaa degmada Waaberi, waxaana ku geeriyooday saddex qof oo uu ku jiro Aabbaha qoyska, halka laba kale oo ay Hooyada reerka ku jirtana uu dhaawac kasoo gaaray.

“Maanta oo ay Taariikhdu tahay 04-July-2023, abaaro 05:00am, ayaa Kooxda Khawaarijta ah oo caadeysatay dhibaataynta Shacabka Soomaaliyeed, waxay gantaallo macmal ah oo ay soo tuureen ku dhaceen guryo ay dad shacab ah degganaayeen oo ku yaalla degmada Waaberi, falkaas Argagixsadu sameysay ayaa waxaa ku dhintay Aabbe iyo labadiisa carruur ah, waxaana ku dhaawacmay Hooyadii qoyska iyo 2 Caruur ah oo ay dhaleen,waxaa ilaahay u waydiinaynaa inuu u naxariisto dadkii ku dhibtay, caafiyana kuwa ku dhaawacmay”.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay Ciidamada amaanku gacanta kusoo dhigeen eedeysane la rumeysanyahay in uu ku lug lahaa falkaas ayna socoto baaris arrintaasi la xariirta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.

Muqdisho-SONNA-Mudane Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa soo dhaweeyay ansixinta ugu dambeysa…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka xoogga oo bilaabay furista waddooyinka dhexmara xaafadaha Beledwene oo u xirnaa shaqaaqooyin ka dhacay

Beledweyne(SONNA):-Ciidanka xoogga Dalka oo fulinaya balan qaadka madaxda dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Beledweyne ayaa maanta waxa ay bilaabeen…

GudahaWararka
January 12, 2025

Guddoomiyaha Guddiga BJFS u qaabilsan saaxiibtinimada Baarlamaanka Turkiga oo ka qeyb gashay Tartanka HACK4SOMALIA 2025

Muqdisho,( SONNA):- Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Baarlamaanka Turkiye Xildhibaan Qaali Cali Shire oo ka qeyb gashay…

GudahaWararka
July 20, 2025

QM oo malaayiin doollar ku bixineysa xal u helidda biya yarida ka jirta Soomaaliya

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Bani'aadamnimada OCHA ayaa sheegay in 13 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah ay ku bixinayaan…

GudahaWararkaWargayska
March 25, 2021

Guddoomiye Madaale oo hoygiisa kulan qado sharafeed ugu sameeyay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir

Muqdisho, (SONNA): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xafiiska sii baneynaya Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa hoygiisa kulan qado sharafeed…

GudahaWararka
December 13, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023