Muqdisho (SONNA): Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta horgeey Maxkamadda gobolka Banaadir saraakiil ka tirsan wasaaradda maaliyadda dowladda FS, kuwaas oo ku eedeysan Musuq-maasuq, waxaana xafiisku kiiskaas ka soo saaray war-saxaafadeed.