Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 14, 2023
7 Min Read
Share

1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuti ugu qeyb galay Shir Madaxaxeedkii 14-aad ee Urur Gobeleedka IGAD oo sannadkan diirradda lagu saaray arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin nabadda, amniga iyo horumarka gobolka.

2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatey qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha ka qeybgaley Shir Madaxeedkii 14-aad ee Urur Goboleedka IGAD oo ka dhacay Djibouti.

3- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la yeeshay Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing oo ay ka wadahadleen xoojinta taageerada Soomaaliya.

4- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay General Muhoozi Kainerugaba oo ah La Taliyaha Madaxweynaha Uganda, kaas oo Muqdisho keenay dhambaal uu ka siday Madaxweyne Yoweri Kaguta Museveni.

5- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Wakiilka Gaarka ah Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mohamed El-Amine Souef oo uu wehliyo Taliyaha Guud ee Ciidamada ATMIS Sam Okiding , iyagoo ka wadahadley habraaca dhimista ciidamada ATMIS oo la filayo inay bishan bilaabato.

6- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Raโ€™iisul Wasaaraha XFSย  Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa mar kale kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka Gobolka Sool oo ay ka wadahadleen sidii nabad loogu soo afjari lahaa colaadda ka taagan Laas Caanood.

7- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoonsiiyey lacag dhan 20 kun oo dollar muwaadin Soomaaliyeed oo ciidanka amniga la wadaagey xog ku saabsan weerar ay argagixisadu doonayeen inay ku waxyeeleeyaan shacab.

8- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa daah-furay barnaamij waxtar u leh dhaqaalaha Soomaaliya oo ah dhoofinta hilibka xoolaha Soomaaliya oo la geynayo Boqortooyada Sacuudi Caraabiya.

9- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo kulan la yeeshay Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing.

10- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaaย  hortagay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Soomaaliya waxayna ka wadahadleen xoojinta wadashaqeynta labada dhinac.,

11- Raโ€™iisulย  Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre xarunta Hayโ€™adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ka furay Xafiiska Garmaqalka Dadweynaha oo shacabku cabashooyinkooda ku soo gudbin karaan, laguna xoojinaya kalsoonida shacabka.

12- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax dhigay Xarunta Gurmadka Deg-Degga ee Isbitaalka Madiina.

13- Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada ayaa lagu ansixiyay Jiheynta Hannaanka Doorashooyinka, dib-u-eegista ku- talagalka Miisaaniyadda Dowladda 2023 iyo qodobo kale oo muhiim ah.

14-ย  Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenkaย  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Lusaka ee dalka Zambia kaga qeybgaley Shir Madaxeedkii 22aad ee Suuqa Iskaashiga Bariga iyo Koonfurta Afrika ee COMESA.

15- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenkaย  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Lusaka kula kulmay jaaliyadda Soomaaliya ee ku dhaqan dalka Zambia.

16- Guddoomiyaha Guddiga Dib u Eegista iyo La Socodka Hirgelinta Dastuurka Xildhibaan Xuseen Iidow oo uu wehliyo Xoghayaha Guddiga Senator Siciid Cabdi Xuseen {Cawke}, ayaa Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin ka guddoomay heshiisyadii ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran.

17- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Riyaad kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Sacuudiga Amiir Khalid bin Salmaan bin Cabdulcasiis .

18- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xarigga ka jarey xarunta labaad ee Hayโ€™ada Socdaalka iyo Jinsiyadda ku yeelaneyso magaalada Kismaayo.

19- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay bilaabashada wajiga koowaad ee ka bixitaanka ciidanka ATMIS ee Soomaaliya.

20- Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa tababar ku saabsan xoojinta iyo tayeynta Afka Soomaaliga u furay qaar ka mid ah wariyayaasha ka hawlgala warbaahinta qaranka.

21- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamacย  ayaaย  Muqdisho ka furay tababar ku saabsa tebinta wararka goobaha dagaalka, oo ay ka qeybgalayaan xubno ka socday warbaahinta qaranka.

22- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamacย  ayaa magaalada Muqdisho ka furay tababar la xiriira tebinta wararka xuquuqda carruurta.

23- Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing oo booqatey caasimadaha dowlad goboleedyada Puntland, HirShabelle iyo Koonfuur Galbeed, wadahadalna la yeelatey hoggaanka maamuladaas.

24- Khawaarijta oo weerarey Hotel Pearl Beach oo ku yaalla Muqdisho, iyadoo ciidamada amaanka ay halkaasi ka fuliyeen hawlgal deg-deg ah oo lagu soo afjarey weerarka, soona badbaadiyay shacab badan.

25- Taliye Ku-Xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Guuto Cismaan Cabdulahi Maxamuud (Kaniif), ayaa Akademiyadda Booliiska ee Jeneral Kaahiye tababar xirfadeed uga furay saraakiil ka tirsan ciidanka nabadgelyada waddooyinka ee taraafikada.

26- Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Sirdoonka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa ka dhacay Tuulada Buulla Maxamed Cabdalla oo hoos tagta degmada Awdheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose.

27- Guutada Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa hawlgal ay ka fuliyeen Gobolka Jubbada Hoose waxay ku dileen lix xubnood oo ka tirsan Khawaarijta oo uu ku jiro horjooge.

28- Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ayaa gargaar aadminimo waxa ay gaarsiisay degmada Af-Madow ee Gobolka Jubbada Hoose.

29- Shir looga hadlayo hannaanka deyn cafinta Soomaaliya oo ka dhacaya Nairobi, waxaana ka qeybgalaya Soomaaliya, Bankiga Adduunka, Hay/adda Lacagta Adduunka iyo xubno kale.

30- Booliska Gobolka Banaadir oo soo xiray Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Cabdullaahi Maxamed Cali oo loo haysto eedeymo la xiriira musuqmaasuq.

ย ย ย ย 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka geeddi-socodka Khartoum ee ka dhacay Qaahira

Qaahira-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah khudbad ka jeediyay…

GudahaWararka
April 9, 2025

Shirka Wadatashiga Waxbarashada oo Maalintii labaad ka socda magaalada Jowhar

Jowhar (SONNA) โ€“Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maalintii labaad ka socda Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya, kaas oo…

GudahaWararka
August 25, 2025

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo la kulmay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal mudane Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz.…

Wararka
December 16, 2020

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka oo guddoomiyay shirka isku dubarridka barnaamijka xasilinta

Muqdisho(SONNA);-Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka isku dubarridka barnaamijka xasilinta. Shirkan oo loo…

GudahaWararka
July 28, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023