Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka arrimaha gudaha oo u furay tababbar la xiriira Dad-dhigista maamul gobolleedada iyo gobolka Banaadir
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka arrimaha gudaha oo u furay tababbar la xiriira Dad-dhigista maamul gobolleedada iyo gobolka Banaadir
GudahaWararka

Wasiirka arrimaha gudaha oo u furay tababbar la xiriira Dad-dhigista maamul gobolleedada iyo gobolka Banaadir

By SB
Last updated: June 17, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta Muqdisho ku daahfuray tababbar ay Wasaaradda u qabatay Iskuduwidda Howlaha Diiwaangelinta madaniga ee degmooyinka Wasaaradaha Arrimaha Gudaha dowlad goboleedyada, waxaana isugu yimid hey’adaha saddexda heer ee bixiya adeegga dad-dhigista.

Hey’adaha goobjooga ka ahaa waxaa ka mid ahaa agaasimeyaasha dad dhigista ee Wasaarada arrimaha Gudaha ee dowlad goboleedyada ee Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle, Galmudug iyo gobolka Banaadir.

Waxaa kale oo qeyb ka ahaa ilaa 11 degmo oo hadda bixiya adeegga dad-dhigista kuwaas oo kala ah Galkacyo, Cadaado, Caabdudwaaq, Dhuusamareeb, Baladweyne, Jowhar, Warsheekh, Afgooye, Diinsoor, Baraawe, Waajid, Baydhabo, Kismaayo, Afmadow, Dhoobley iyo Garbahaarey.

Khudbadda Wasiirka arrimaha Gudaha ee Soomaaliya waxaa ka mid ahaa “ Tababbarkaani wuxuu qayb ka yahay dadaallada Wasaaraddu hoggaaminayso isla markaana muhiimad gaar ah ay ku siinayso in la casriyeeyo lana tayeeyo adeegga dad-dhigista, bixintiisuna noqdo mid isku xiran, maaddaama uu gundhig u yahay dhammaan adeegyada kale ee heer kala duwan ee dowladda”.

Mudane Ahmed Moallim Fiqi, wasiirka arrimaha gudaha oo sii hadlayey waxaa uu yiri “Arrimaha qabsoomay waxaa ka mid ah in diyaarintii sharciga lagu dhaqayo howlaha dad-dhigista uu marayo meel gabagabo ah, mardhowna la horgaynayo Golaha Wasiiradda iyo Barlamaanka Federaalka Soomaaliya si loo ansixiyo. Intaa waxaa dheer in Wasaaraddu ay diyaarisay habraacyo howl fulineed oo lagu salaynayo bixinta adeegyada dad-dhigista si adeegyadu u noqdaan kuwo tayaysan, sugan, si fudud loo heli karo oo la isku hallayn karo.

Sidaa daraaddeed, maanta waxaan u wada joognaa inaan isu soo bandhigno hannaanka shaqo fulineed ee adeegyada dad-dhigista.

Ujeedka tababbarkaani ayaa ah inaan isku aqoon waydaarsano arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin:

B. Habraacyada shaqo fulineed ee adeegyada dad-dhigista oo ay Wasaaradda iyo dad khubara ahi ay wada diyaariyeen, idinkuna aad ku darsataan aragtiyidiina si ay habraacyadaasi u noqdaan kuwo la isla oggol yahay;

T. Inaan isla oggolaanno qorshaha istaraatijiyeed ee dad-dhigista iyo tirakoobka muhiimka ah ee billaabanaya 2023 soconayana illaa 2028; iyo

J. In la isla meeldhigo hannaanka ay Wasaaraddu u xaqiijinayso shahaadooyinka dad-dhigista oo ay bixiyaan xafiisyada dad-dhigista ee dowladaha hoose ee dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha Xoogga oo sheegay in khawaarijta billaabeen dhameystirka kuwa ka dhaawacmo

Muqdisho (SONNA):-Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Janeraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin oo la hadlayay ciidamada qeyb ka noqon doona dagaalka Khawaarijta ayaa…

GudahaWararka
September 11, 2023

Beeraleeyda Degmada Xudur oo markale dalagoodi ku baaba’ay roobab daad wata

Muqdisho:(SONNA)-Beeraleyda Degmada Xuddur ee gobolka Bakol ayaa marlabaad dalagooda ku baaba'ay roobab daadad watay oo nawaaxiga xuddur ku da'ay. Daadadkaan…

Wararka
May 11, 2020

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeeray Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa hawl kormeer ah u tagay Furdada Cashuuraha ee Garoonka…

GudahaWararka
May 19, 2021

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey shirka meertada 14-aad ee IGAD

Djibouti (SONNA: Madaxweynaha JFS mudane Xasan Maxamuud oo ka qeybgalaya meertada 14-aad ee shirka IGAD ayaa ka hadlay guulaha amni…

GudahaWararka
June 12, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023