Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: DF oo ku guuleysatay xayiraaddii dhaqaale ay saartay Khawaarijta (Warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > DF oo ku guuleysatay xayiraaddii dhaqaale ay saartay Khawaarijta (Warbixin).
Maqaallada

DF oo ku guuleysatay xayiraaddii dhaqaale ay saartay Khawaarijta (Warbixin).

By Dahir Aadan Cali
Last updated: June 8, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Xaaladdii ugu adkeeyay ayaa soo wajahday maleeshiyada argagixisada ee Al-shabaab haba ugu badnaadeene kuwa jabhadaha ah ee dhulka howdka ah kaga dhuumanaya howlgalka socda ee ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka wadaan gobollada Dalka ee lagu doonayo in dhammaan lagu ciribtiro maleeshiyaadka iyo horjoogayaasha Al-shabaab.

Horjoogayaasha sar sare ee Khawaarijta dhowr kullan oo ay isugu yimaadeen waxay isla garten inaan la heynin wax dhaqaalo ah oo la siiyo maleeshiyaadka ay u adeegsadaan dagaalka xaq-darada ah oo ay kaga soo horjeedaan horumarka iyo nabadda.

Waxay soo jeediyeen go’aan ah maleeshiyaadkii ka dhega adeego in ay sii wadaan dagaalka xaq-darada ah in bartiisa lagu toogto,amarna lagu siiyay horjoogayaasha horkacaya maleeshiyaadka jabhadaha ah.

Amarada adag ee horjoogayaashu ay dul dhigeen maleeshiyaadka Khawaarijta ah ee u dagaallamaya ayaa yimid ka dib markii ay dhammaan ay xirmeen goobihii ganacsiga ee ku yaallay deegaannada fara ku tiriska ee hadda ay ka joogaan Dalka.

Waxaa la sheegay in ganacsatadii lahayd goobahaas ganacsi ay soo xiraan,islamarkaana ay soo aadeen dhulka laga xoreeyay Khawaarijta Al-shabaab ka dib markii ay waayeen cid wax ka iibsata.

Khawaarijta Al-shabaab, ayaa si aad ah kaga carooday tallaabada ay ku dhaqaaqeen ganacsatada, taas oo rejo xumo ku ridday maleeshiyaadka Al-shabaab.

Wararka aan ka heleyno deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan Khawaarijta ayaa sheegaya in horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka ay go’aansadeen in ay soo wada baxaan,maaddaama lagu wargeliyay inaan la hayn dhaqaalihii lagu masruufi lahaa, horjoogayaasha dhaqaalaha haysta ayaa la sheegay in ay ku adkeysanayaan in aysan bixin wax dhaqaalo ah.

Haddii uu fulo amarka ay horjoogayaasha Khawaarijta ee ku aaddan inaan wax dhaqaalo ah la siin karin maleeshiyaadka u dagaallamaya, maaddaama la waayay dhaqaallihii soo geli jiray Khawaarijta.

Waxaa la is weydiinayaa ma sii socon doonaa dagaalka maleeshiyaadka Khawaarijta ay kala hortagayaan ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya, Khawaarijtu in ay jabtay soo ma cadda?

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Horjooge Xasan Xaayow iyo in ka badan 40 Khwaarij ah oo la dilay (Warbixin).

Muqfisho,(SONNA):- Waxaa halkoodii ka sii soconaya howlgallada gaarka ah ay sameynayaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo lagu bartilmaameedsanayo horjoogayaasha…

Maqaallada
June 20, 2023

Digniintii ugu dambeysay oo loo diray Al-shabaab (WARBIXIN)

Masuuliyiin badanayaa safarro shaqo ugu tagay Deegaannada ay ka soo jeedaan ee uu ka socdo dagaalka xaqa ah ee lagula…

GudahaMaqaallada
August 20, 2023

‘Soomaaliya hal Albaab ayay leedahay’ (WARBIXIN}

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga ku wehelinaya shirkan ayaa u soo bandhigay Hoggaamiyeyaasha IGAD iyo…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
January 20, 2024

Isticmaalka baraha bulshada iyo saameynta ay ku leedahay dhallinyarada

SONNA-Horumarka tiknoolajiyadda Casriga ah ayaa noqday mid cid waliba ay heli karto,in kasta dhibaato ay leeyihiin,haddana waa seef laba af…

GudahaMaqaalladaWararka
March 3, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023