Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha golaha Shacab oo kulan la qaatay saraakiisha Ciidamadii fuliyey howlgalkii Khawaarijta looga sifeeyey wadada isku xirta Baydhabo iyo Muqdisho
    April 1, 2026
    Hawlgallo lagu naafeeyey Khawaarijta oo ka dhacday Shabeelooyinka
    March 31, 2026
    Dowladda oo ahmiyad gaar ah siinaysa abaaraha iyo sugnaanta cunnada
    April 1, 2026
    Guddoomiyaha Guddiga madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir caalami ah uga qayb galay Geneva
    March 31, 2026
    Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka oo Baydhabo gaaray
    March 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Kordhinta tirada iyo tayada ciidanka xasillinta caasimadda (Warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Kordhinta tirada iyo tayada ciidanka xasillinta caasimadda (Warbixin).
Maqaallada

Kordhinta tirada iyo tayada ciidanka xasillinta caasimadda (Warbixin).

By Dahir Aadan Cali
Last updated: May 23, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Kordhinta tirada iyo tayada ciidanka sugaya amniga caasimadda waxay ahayd howl ay Dowladdu gelisay dadaal iyo juhdi xoog leh, iyadoo kaashaneysa saaxiibadeeda si ay magaaladan u hesho ciidan xoog leh oo ku filan amniga caasimadda.

” Dhammaanteen anigoo madaxweynaha Jamhuuriyadda aan ugu sareeyo iyo islaanta Yaanyada jidka ku gadeysa iyo wiilka yar ee iskuulka Elementariga dhigta ee u kala haya dhammaan adinkey idin soo eegayaan, maxay idinka soo eegayaan?, sharaf iyo karaamo in ay ku noolaadaan ayay idinka soo eegayaan,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlayay ciidamada xasillinta ee loo qorhseeyay sugida amniga caasimadda.

Ciidanka xasillinta oo dhowr kun loo qorsheeyay xasillinta magaalada ayaa ka sokow tababarada iyo qalabeynta casriga ah waxaa u dheeraa habka la dhaqanka bulshada oo laga diyaariyay si meesha looga saaro kalsooni darada ay bulshada ka muujin jireen ciidamada qaar.

” Waayeelka,carruurta iyo dadka qaar ee qaba baahiyaha gaarka ah in aad mar walba gacanta qabataan,isku soo cel-celiyoo warkeyga wuxuu ku dhan yahay dadkeenu u naxariista, cadowgana ku dhiira-naada”.

Waxaa ciidamo si gaar ah loogu soo xulay dhaqan iyo akhlaaq wanaagsan sida ka muuqata shaqada ay ka qabanayaan magaalada oo dadka si wanaagsan oo ixtiraam leh ay ula dhaqmayaan, taas oo meesha ka saareysa cabsidii laga qabay ciidamada qaar.

Ciidamada Baraha kontaroolada taagan ee sugaya amniga caasimadda ayaa shacabka si naxariis iyo cabsi la’aan ku jirto u weydiinaya xaaladda ugana gudanaya waajibaadkooda qaran, iyagoo si gaar ah ugu turaya waayeelada, carruurta iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo waddada si nabdoon ku gudbinaya.

” Annaga adinkaa wax idinku nahay, adinkana annagaa wax nagu tihiin, fadlan aan wada shaqeyno,”. waa oraahda qalbi taabkadka ah ee saraakiisha ciidamada xasillinta caasimadda dadka Kula macaamilayaan.

Waxaa guud ahaan magaalada laga dareemay amni iyo deganaasho la isku haleyn karo, qof walbana wuxuu bilaabay inuu booqdo xaafado muddo dheer ugu dambeysay, taas oo noqotay xilligan hadal haynta ugu badan oo dadka Muqdisho isla dhexmaraan, ka dib dhowr iyo toban sano oo nabadda magaaladan geed dheer ku laalneyd.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha golaha Shacab oo kulan la qaatay saraakiisha Ciidamadii fuliyey howlgalkii Khawaarijta looga sifeeyey wadada isku xirta Baydhabo iyo Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Khawaariijtu waxay dagaal weyn ku qaaday kulliyaadka 5-ta ah oo ay ilaalisay Diinta Islaamku

Muqdisho(SONNA):-Khawaarijta oo dagaalkii ugu weynaa ku qaaday Kuliyaadka 5-ta ah ee diintu ilaalisay mudadadii 15 ka sano ahayd ee la…

MaqaalladaWararka
January 3, 2023

Shacabka Soomaliyeed oo soo dhaweeyey dadaalka Dowladda Soomaaliya (Maqaal)

Shacabweynaha Soomaaliyeed meel walba oo ay jogaan dal iyo dibad waxay ka siman yihiin oo ay maskaxda iyo qalbiga ku…

Maqaallada
September 7, 2023

Dagaal khasaare xoog leh uu ka dhashay oo Maleeshiyaad Khawaarijta ku dhexmaray gobollada Jubbooyinka (Warbixin)

Muqdisho.(SONNA):- Dagaal u dhaxeeyo Khawaarijta ka wada tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa saddexdii cisho ee ugu dambeeyay waxa uu ka socday…

Maqaallada
April 15, 2023

Sidee ayey Dadku uga faa’iideystaan Baraha Bulshada?

Baraha bulshada waxay ka mid yihiin adeegyada dhinaca teknolojiyada ee dhowaan ku soo biiray caalamka ,kuwaas oo yeeshay saameynta ugu…

MaqaalladaWararka
July 18, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023