Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixin: Dhallinyaradii S.Y.L iyo kuwa maanta khawaarijta ka xoraynaysa dalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Warbixin: Dhallinyaradii S.Y.L iyo kuwa maanta khawaarijta ka xoraynaysa dalka
Maqaallada

Warbixin: Dhallinyaradii S.Y.L iyo kuwa maanta khawaarijta ka xoraynaysa dalka

By Dahir Aadan Cali
Last updated: May 15, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Dal kasta, awood ahaan, Difaac ahaan iyo horumar ahaan intaba, inkastoo dhallinyarada ay ku kala duwan yihiin wadamada ay joogaan iyoย  xaaladda ay ku kala sugan yihiin.

Marka aan soo qaadanno dhallinyarada Soomaaliyeedย  jiilba, jiil wuxuu soo gaaray xaalad uu dalkiisa iyo dadkiisaba uu kula noolaa, labada heer oo la is-garab dhigay ayaa ah dhallinyaradii keentay gobonimada aan ku nool nahay iyo kuwa hadda u jooga xoreynta Khawaarijta hor taagan nabadda iyo horumarka.

Dhallinyaradii isku dhaarsatay in dhiigooda ay u huraan dalkooda una keennaan gobanimo, waa ay suura geliyeen oo taariikhda ay leeyihiin ayaa laga sheekayaa. Hadda waxay su’aal dul taagan tahay in dhallinyardu uu dalku leeyahay laga rabo in dalka ay ka qabtaan Khawaarijta dhiigyo cabka ah si ay u noqdaan kuwo taariikhda baal dahab ah ka gala.

Dalka, waxaa jooga kuwo damiirkooda wali nool yahay, kuwaas oo wacad ku maray guul gobanimo leh ams geeri.

” Nimankaas in la baxshana rag ayaa ka dambeeyay, Dalkaanna rag ayaa iska leh, aniga Hal dardaaran oo kaliya ayaa leeyahay, dadka jaanuusiinta ee Afcad ku suganow shaqadiina wata aniga iyo adinka waa isku dambeynaa, “. ayuu yiri wiil dhallinyaro ah oo u soo banbaxay laaynta argagixisada.

” Qof kasta oo imaan leh ayaa ku samreysa, Khawaarij in ay wax xun tahay dadka bini-adamka ah oo caqiidada Diiniga ah leh waa ogyahay”.

Geesiyaasha baacsanaya Khawaarijta sii dabar go’aya waxaa dhiig kuleel u ah dumar dhiiri gelin la daba jooga, kuwaas oo dhankooda qoryaha ka wata si ay dalka xoreyntiisa uga qeyb qaataan.

“Maaddaama shacabka, marasta iyo waayeelada dhibaato ku hayaan, inta ay ku hayaan ka badan anagana inaan u geysan doono, wallaahi inta waddo ee hadda soo marnay ama deegaan soo marnay waa soo xoreynayo, inta noo dhimanna waa xoreyneynaa,” ayay tiri haweeyney qorig u qaadatay ciribtirka cadowga.

Dhulka keynta ah iyo geedihii ay ku baadi jireen khawaarijta, hadda waxaa ku hoos haryana dhallinyarada dhiigooda u huraya shacabkooda.

”ย  Wiilashaas Soomaaliyeed, Gabdhahaas Soomaaliyeed, hooyooyinka iyo aabayaasha Soomaliyeed inta ay wali dul saaran yihiin wali waxaan dareemeynaa, xanuunkii aan dareemeynay markii aan soo bilaabeynay,” ayuu Generaal Odawaa Yuusuf Raage, Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka.

Dhallinyaradan ciidanka iyo shacabka leh, Khawaarijta hadda waxay ka xoreeyeen deegaanno badan lamana istaagayo inta taako ka mid ah dhulka Soomaaliya ay Khawaarijta ku harsan tahay.

” Kuwani wax lagu tilmaamo oo kalmad ah, kalmad walba oo lagu tilmaamay ayadaa ka asha-haadaneyso, marka waxaan rabnaa in cadowgaas deegaanada dhan laga xoreynayo shacabka Soomaaliyeed guud ahaan sida ay ugu istaageen waa ku mahadsan yihiin,” ayuu yiri wasiirka Gaashaandhiga XFS Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur.

Xoreynta socota dhalinyaro badan ayaa ku naf waayay, dhiigoodu wuxuu harsi u yahay Bulsho 15-sano u afduubna Khawaarijta Khawaarijta, wali waxaa jira dhallinyaro kale oo heegan u ah ciribtirka Khawaarijta.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

‘Hindisahaan waa Rajada iyo Hiigsiga Soomaalida’ (WARBIXIN)

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan daah-furay โ€˜Hindisaha Muqdishada cusubโ€™, kaasi oo isugu jira dhismaha Garoon diyaaradeed casri…

GudahaMaqaallada
December 21, 2024

Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka

Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Diignaha hore, iyo Xalka. Horudhac. Isbeddelka cimilada waa caqabad dhab ah oo si toos ah u…

Maqaallada
July 24, 2025

Saanad ciidan oo lagu wax yeeleyn lahaa amniga muwaadiniinta oo la qabtay (WARBIXIN)

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaanahaanba soo saareysay sharciyo lagu sugaayo Ammaanka Dalka iyo xasiloonida Caasimadda Dalka ee Muqdisho, kuwaasi oo dhammaantood…

GudahaMaqaallada
May 23, 2023

1-da Luulyo maalintaย xoriyadda iyo israaca 2-da gobol (warbixin)

Dadka Soomaaliyeed ,waxa ay ka mid yihiin umadaha caalamka ee halganka dheer u galay raadinta sidii looga hoos bixi lahaa…

GudahaMaqaallada
July 1, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023