Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulantay danjiraha Turkiga
    May 13, 2025
    Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Madaxa Olombikada Soomaaliyeed
    May 13, 2025
    Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya
    May 13, 2025
    GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE BJFS OO I WADANKA NDONESIA UGA QEYB GALAY KULAMO HORUDHAC U AH SHIRWEYNAHA BAARLAMAANKA ISLAAMKA.
    May 13, 2025
    ๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ž๐˜‚ ๐—ฆ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ณ๐—ฟ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ
    May 13, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweynaha Mareykanka oo gaaray dalka Sacuudiga
    May 13, 2025
    PKK oo ku dhaqaaqday soo afjaridda collaad 40 sano kala dhaxeysay Turkiga
    May 12, 2025
    Putin oo soo jeediyay in Rashia iyo Ukraine ay kulan toos ah ku yeeshaan Istanbul
    May 11, 2025
    Xiisadda u dhaxeysa India iyo Pakistan oo sii kordheysa
    May 9, 2025
    Dadka Gaza oo wajahaya macluul daran & dhimasho joogto ah
    May 4, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
    Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada Codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
    April 30, 2025
    Turkiga iyo Soomaaliya oo qalinka ku duugay heshiis Shidaal baaris ah (WARBIXIN)
    April 26, 2025
    ‘Khawaarij Kaba ku Tukadeย Inta aan ka aqaano ayaa idinkaga filan’ (WARBIXIN)
    April 23, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladdaย oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda ooย casho sharafย  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
    Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17 sano,
    December 23, 2024
Reading: Wasiirka Amniga XFS oo ka qeybgaley daah-furka mashruuca dhul xuduudeedka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Amniga XFS oo ka qeybgaley daah-furka mashruuca dhul xuduudeedka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya
GudahaSawirroSiyaasaddaWararka

Wasiirka Amniga XFS oo ka qeybgaley daah-furka mashruuca dhul xuduudeedka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya

By Kanaava Mohamed
Last updated: May 11, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa ka qeybgalay furitaanka mashruuca dhul xuduudeedka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya, kaas oo ka dhacay dalka Kenya

“Waa tallaabo muhiim ah oo loo qaaday gaaridda nabad iyo xasillooni ka hirgasha deegaannada xuduudda oo ay wadaagaan saddexdan waddan” ayuu yiri Wasiirka Amniga Gudaha XFS.

Mudane Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa sheegay in mashruucan uu wanaajin doonaa nolosha dadka ku nool deegaannada xuduudda, uuna yareyn doono colaadda, korna u qaadayo fursadaha dhaqaale.

Daahfurka barnaamijkan waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Kenya, barasaabka Mandheera, wasiirka arrimaha gudaha Kenya, wasiirka nabadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya, Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya iyo masโ€™uuliyiin kale.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulantay danjiraha Turkiga

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay Safiirka…

May 13, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dharkeenleey oo caawa ku guuleysatay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir

Muqdisho(SONNA)- ย Degmada Dharkeenleey ayaa ku guuleysatay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasoo caawa lagu soo gabagabeeyay garoonka Eng. Yariisow…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Ciidanka xoogga dalka oo Al-Shabaab ka soo furtay caruur ay u tababarayeen qaraxyada.

Muqdisho:(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyaย  gaar ahaan ururka 143-aad ee guutada 14 October ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab saacadihii lasoo…

Wararka
September 26, 2020

Shil Dooni oo ka dhacay dalka Bangladesh ayaa sababay dhimasho tiro badan.

26 qof ayaa ku dhimatay dooni ku qallibmantay wabiga Padma ee maraย  gobolka Madaripur, oo 63 km u jirta caasimadda…

CaalamkaWararka
May 3, 2021

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha oo ka qayb gashay shirka Wasiirrada waddamada IGAD

Djibouti, (SONNA): Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Xildhibaan Sahraย Yuusufย Cige iyo wafdi ay hogaaminayso ayaa wadanka Djibouti kaga…

GudahaWararka
December 12, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023