Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga Ruushka iyo Afrika
    December 19, 2025
    Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshadda iyo wacyigelinta gobolka Banaadir oo kormeeray ololaha nadaafada xeebta Liido
    December 19, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Masโ€™uuliyiin Turki ah
    December 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Jubbada Hoose
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Jubbada Hoose
Wararka

Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Jubbada Hoose

By Abdulkadir
Last updated: April 24, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka xoogga Dalka iyo Darawishta Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameyeen degaanada Buula madeey iyo alamgaab oo katrisan jubbada Hoose waxa ay ku burburiyay xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijta.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidanka ku dileen ilaa iyo seddeed dhagarqabe oo kartsan khawaarijta kuna burbureyeen fariisimahoodii ,waxaa sidoo kale inta howlgalku socday ciidamada sareen Miinooyin dhwor ah oo ay argagixasadu ย Ku aastay wadooyinka si ay bulshada ku safreysoย  ugu dhibateeyaan.

Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka jubbaland Saleebaan Maxamad Maxamud oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ujeedka howlgalku ahaa mid lagu xaqiijinayo amniga degaannada maamulka jubbaland ayna sii socon doonaan inta firxadka kooxda khawaarijta laga sifeeynayo degaanada ay kaga dhuumaaleeysanayaan jubbada Hoose

Wasiirka ayaa sheegay sidoo kale sheegay in dhawaan ay billaaban doonaan howlgallo si wadajir ah ay u wada gali doonaan ciidanka xoogga dalka iyo kuwa jubbalandย  iyo saxiibada Caalamka kaa oo ka dhan ah khawaarijta iyo degaanada ayย  kaga suganyihiin gobolada jubbooyinka,bulshada degaanadaa ayuu ugu baaqay in ay howlgalka qeyb ka qaataan si dalka guud ahaan looga xoreeya khawaarijta arxanka daran ee Al-shabaab.

Guud ahaan dalka waxa ka soconayo wajiga labaad ee howlgallada ka dhanka ah khawaarijta iyo degaanno dhowr ah laga saaray argagixisada Al-shabaab oo mudda ku badan 15-sano dhibaato ku heysay shacabka soomaaliyeed, balsa hada waxa ay marayaan bur-bur iyo inay isku soo dhiibaan ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa degaanka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya

Muqdisho(SONNA):- shirka Isbahaysiga Baarlamaanka Bariga Afrika ee Amniga Cuntada iyo Nafaqada oo maalmihii lasoo dhaafay…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo cambaareeyay falkii argagixisaddu ay ku beegsadeen dad shacab

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa cambaareeyay qarax ismiidaamin ah oo uu fuliyey qof naftii…

Gudaha
January 18, 2022

Ciidamada qaranka oo ka hortagay weerar Khawaarijtu ay ku qaadeen degmada Afmadow, Sabiib iyo Caanoole

Muqdisho.(SONNA):- Ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Jubbaland ee ku sugan degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa saakay fashiliyey weerar…

GudahaWararka
February 11, 2023

Ciidanka NISA oo howlgal lagu xaqiijinayo Amniga ka sameeyay Magaalada Baydhabo

    Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Hay'ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka qeybta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ka sameeyey Howlgal lagu xaqiijinaayo…

GudahaWararka
December 30, 2024

WAR-MURTIYEED KU SAABSANย XIRIIRKA DFSย  IYO DOWLAD GOBOLEEDYADAย ย 

Warmurtiyeed ka soobaxay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u qornaa sidan:- Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan…

GudahaSiyaasaddaWararka
April 24, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023