Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Duqa Muqdisho oo xarig jaray wadada Sheekh Cali Suufi
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay saraakiishii fulisay hawlgalkii wadada Muqdisho-Baydhabo
    April 1, 2026
    Hawlgallo lagu naafeeyey Khawaarijta oo ka dhacday Shabeelooyinka
    March 31, 2026
    Dowladda oo ahmiyad gaar ah siinaysa abaaraha iyo sugnaanta cunnada
    April 1, 2026
    Guddoomiyaha Guddiga madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir caalami ah uga qayb galay Geneva
    March 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Dagaal khasaare xoog leh uu ka dhashay oo Maleeshiyaad Khawaarijta ku dhexmaray gobollada Jubbooyinka (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Dagaal khasaare xoog leh uu ka dhashay oo Maleeshiyaad Khawaarijta ku dhexmaray gobollada Jubbooyinka (Warbixin)
Maqaallada

Dagaal khasaare xoog leh uu ka dhashay oo Maleeshiyaad Khawaarijta ku dhexmaray gobollada Jubbooyinka (Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 15, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Dagaal u dhaxeeyo Khawaarijta ka wada tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa saddexdii cisho ee ugu dambeeyay waxa uu ka socday dhulka howdka ah ee gobollada Jubbooyinka.

Dagaalkan ayaa wuxuu si gaar ah uga dhacay deegaanka lagu magacaabo Yaaq Shabeel oo u dhaxeeya deegaannada Kaam-jaroon iyo Beerxaani, wuxuuna dagaalka oo geystay Khasaaro culus oo dhinacyada dagaallamayay soo gaaray u dhaxeeyaa maleeshiyaad ka wada tirsan Khaawarijta.

Sida xogta aan ku helnay, dagaalka ayaa ka bilowday ka dib, horjooge ka tirsan kooxda Khawaarijta Al-shabaab oo lagu magacaabo Ismaaciil Boorow uu ka gadooday,islamarkaana ka soo baxsaday kooxda degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, xilli uu howdka u sii socday oo argagixisadu dhexda u galeen, halkaas oo uu dagaal kulul ku dhexmaray.

Inta la xaqiijiyay 10-ruux oo ka tirsan maleeshiyada Khawaarijta Al-shabaab ayaa ku geeriyooday dagaalka saddexda cisho ee la soo dhaafay soconayay, sidoo kale, waxaa ku dhaawacmay in ka badan 20-dhagar qabe, kuwaas oo daryeel caafimaaddaro ku haysato dhulka howdka ah.

10-ka ruux ee geeriyooday oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa la kala saftay horjoogahan lagu magacaabo Ismaaciil Boorow iyo horjooge kale oo ka tirsan Al-shabaab.

Horjooge Ismaaciil Boorow oo abtirsi ahaan ka soo jeedo degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxaa la aamisan yahay inuu hasto maleeshiyaad xooggan oo u badan kuwo ku heyb ah iyo kuwo fikir ahaan isaga taageersan ,islamarkaana doonaya in ay kooxda Al-shabaab ka soo baxaan noloshooda ay u beddelaan.

Al-shabaab oo diidan ayaa doonaya in ay cadaadiyaan horjooge Ismaaciil Boorow iyo maleeshiyaad kale ee la socda. Wararku waxay sheegayaan in horjoogahan uu la baxsaday maleeshiyaad kuwaa soo hadda joogo deegaanka Kaam-jaroon, halkaas oo ay ku dhuumaleysanayaan, halka maleeshiyaad kale oo ka tirsan Khawaarijta oo doonaya in ay khaarijiyaan horjoogahan ay ka soo baxeen dhanka degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.

Maleeshiyaadkan ka soo baxay degmada Jilib waxay si gaar ah fikir ahaan u hoostagaan horjooge Mahad Karataay. Culeyska dagaal ee Al-shabaab ka soo fuulay Dowladda federaalka iyo dadka deegaanka ayaa ku qasbaya in ay kala firxadaan oo ay ku dagaallamaan dhulalka howdka ay ku dhuumaaleysanayaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Duqa Muqdisho oo xarig jaray wadada Sheekh Cali Suufi

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta xarigga…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Waxaa dar-dar ku socda howlgallo Khawaarijta looga laayay horjoogayaal dhibaatooyin ku hayay shacabka (Warbixin)

Muqdisho.(SONNA):- Waxaa sii xoogeysanaya howlgallada ka dhanka ah kooxda Khawaarijta Al-shabaab ee ka socda gobollada Dalka, kuwaas oo lagu laayay…

Maqaallada
July 31, 2023

Mucaaradoow ma idin ka yeeli doonno! (WARBIXIN)

Dowladaan kama duwana Dowladaha Adduunka oo waa lagu dhaliili karaa wax yaabaha ay ka gaabisay Daruuf iyo Farsamo xumo teey…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
January 22, 2025

‘Xarunta Tubsan waa Habka La-dagaalanka Argagaxisada ee Bulshada oo dhan’ (WARBIXIN)

In ka badan 15 sano oo ay al-Shabaab la dagaalamayeen, hoggaamiyayaasha Soomaalidu waxay ogaadeen in aan looga adkaan karin kooxda…

GudahaMaqaallada
July 6, 2024

Hindisaha Dagaalka Khawaarijta wuxuu ahaa go’aan geesinimo ah (Documentary)

Muqdisho,(SONNNA);- Iyaga oo si qaldan Diinta Islaamka u turjumaya, qiilna u sameynaya daadinta dhiigga dadka Soomaaliyeed ee qiimaha badan ayay…

Maqaallada
August 12, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023