Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka caafimaadka oo Geneva uga qaybgalay shirka guddiga fulinta hay’adda WHO
    February 2, 2026
    Wafdi ka socda wasaaradda warfaafinta oo lagu soo dhaweeyey Birmingham UK
    February 2, 2026
    Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray kulanka Guddiga Difaaca
    February 2, 2026
    Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb
    February 2, 2026
    Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    February 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ajaaniibta Khawaarijta oo qarka u saaran iney toos u dagaalammaan(Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Ajaaniibta Khawaarijta oo qarka u saaran iney toos u dagaalammaan(Warbixin)
Maqaallada

Ajaaniibta Khawaarijta oo qarka u saaran iney toos u dagaalammaan(Warbixin)

By Abdulkadir
Last updated: March 29, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Kooxda khawaarijta arxanka daran ee Al-shabaab oo mudda dheer dhibaato ku heysay shacabka soomaaliyeed ayaa hadda wajaheysa xaalad bur-bur iyo kala carar ah,kadib markii ay jab xooggan ka soo gaaratay dagaalka xaq u dirirka ah ee geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka oo khawaarijta ka saaray degaanno badan.

Intaa kadib waxa kala shaki iyo cabsi weyn ay soo kala dhaxgashay horjoogayaasha Maleeshiyada khawaarijta oo qarkood la go’doomiyay,halka kuwa kalan ay dileen waxan sababta arintaa ay tahay cabsida ay ka qabaan ciidanka xoogga dalka ,kuwa degaanka iyo saaxiibada caalmaka oo harsi iyo hoyaad u diiday khawaarijta gabalkoodu dhacay,khilaafkaa ayaa hada u sii gudbay horjoogayaasha ajaanibta ah ee ku jira khawaarijta kuwaa qarka u saaran in ay dagaalamaan.

Warbaahinta Qaranka ayaa xaqiijisay in horjoogayaasha ajaanibta ee kooxda khawaarijta ay u kala qeyb sameen laba garab,horjoogihii hoggaamin jiray kooxda ajaanibta oo lagu magacaabo Salmaan (Muhaajir) oo ka soo jeeda Kenya ayaa hada gadooday oo gaar ula baxay tira maleeshiyaad ajaanib ah iyo kuwa Soomaali ah oo fikir ahaan tageersan dhammaantoodana katirsan khawaarijta.

Salmaan Muhaajir oo loo saariyay guul darada ah in ajaanibta ay ka gaabisayย  in tagaan furumaha dagaalka oo ay ka qeb galaan dagaalka Maleeshiyada khawaarijta ee soomalida ah oo ay qaldeen,waxana intaa kadib laga joojiyay wax alaala wixii uu ka heli jiray khawaarijta oo ay kamid tahy dhaqaalaha sida xoogga ah looga qaado ganacsatada Soomaaliyeed iyo in uu hoggaamiyo maleeshiyad ajaanibta ah waxan laga dhigay howlgab oo waa la go’doomiyay kamana bixi karo degmada jilib ee gobolka jubbad dhexe oo uu hadda ku suganyahay.

Ma dhaafi karo Salmaan Muhaajir oo dalkiisa Kenya dambiya ka soo galay islamarkaana dowaladda Kenya hada ay baadi goob ugu jirto degamada Jilib iyo degaanada ku xeeran,badalkii waxaa horjoogayaaasha ajaanibta รจe khawaarijta katirsan hada loo dhiibay Jacfar (Sudaani)oo isna ka soo jeeda dalka Sudaan,waxana hada qarka u saaran in jubbooyinka ay ku dagaalamaan labada garab ee ajaanibta khawaarijta Alshabaab katirsan oo ay kala hoggaaminayaan Salmaan Muhaajirย  iyo Jacafar Sudaani oo ka soo jeeda dalka Sudaan.

Tirada ajaanibta ah ee ku sugan dalka oo u badan Afrikaan kasoo kala jeedo kenya iyo Tanzaniaย  Ayaa gaaraya ilaa seddex boqol(300),warka qaar ayaa sheegay in Salmaan Muhaari uu billaabay in uu ugaarsado ajaanibta ka agdhaw Jacfar Sudaani,waxana tan muujineysa bur-burka ku yimid kooxdaย  khawaarijta oo mudda dheer dhibaato kala duwan ku heysay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaa guud ahaanba maleeshiyada khawaarijta Al-shabaab bilihii u danbeysay ay ahay mid si xooggan u soo ifbaxayay khilaaf soo kala dhaxgalay horjoogayaashooda oo laba garab u kala jabay,iyadoona dhinac walba kan kale uu u saarinayo jabka kooxda ka soo gaaray degaallada,tani waa wax cusub in horjoogayaasha ajaanibta ah ee Al-shabaab katirsan is khilafaan kuwaa oo u badan Kenya iyo Tanzania walow ay jiraan kuwa kale oo dalka ku sugan kuwaa oo ka bar-bar dagaalama kooxda Daacish.

Arintaani ayaa hada waxa muujineysaa
mid soo da’dajineysaa bur-burka khawaarijtaย  oo mudda dheerย  dhibaata ku heysay shacabka Soomaaliyeed.

Ciidanka dowladda iyo kuwa degaanka ayaa tan iyo markii ay billaabeen howlgallada ka dhanka ah khawaarijta waxa ay gacanta ku dhigeen degaanno,iyo degmooyin katirsan gobolada dalka oo mudda dheer khawaarijtuย  dhibaato ku heysay shacabka Soomaaliyeed,kuwaa oo hada dareemayo Necaaw xornimo.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka caafimaadka oo Geneva uga qaybgalay shirka guddiga fulinta hay’adda WHO

Geneva (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam…

February 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wakaaladda Wararka SONNA oo u dabbaaldegtay xuska 61-aad (warbixin)ย 

Muqdisho.SONNA...Wakaaladaha wararka waa heyโ€™ado u xilsaaran ururita iyo habeynta wararka iyo guud ahaan raadintaย  macluuumaadka kale ee loo gudbiyo bulsho…

GudahaMaqaallada
January 5, 2025

Furihii xaqiijinta Amniga caasimadda (Warbixin).

Muqdisho,(SONNA):- Muddo dheer magaalada Muqdisho waxay dhibane u ahayd dambiilayaasha Khawaarijta oo si kasta ugu qubeystay dhiigga shacabka Soomaaliyeed. Muqdisho…

Maqaallada
May 22, 2023

Dowladda iyo Saaxiibadeeda Caalamka oo ka goโ€™an dhameystirka Khawaarijta (WARBIXIN)

Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanayaa saaxiibada caalamiga ayaa howgallo ballaaran ka wada gobollada dalka ee ay khawaarijtu ku dhuumaaleysanayaan, kuwaasi…

GudahaMaqaallada
December 5, 2023

Dowladda oo si weyn ula socota dhaq-dhaqaaqyada Khawaarijta (WARBIXIN)

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa goโ€™aamiyay in cunaqabatayn lagu soo rogo sedddex hoggaamiye oo ka tirsan kooxda Argagixisada ah…

GudahaMaqaallada
May 27, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023