Muqdisho (SONNA) Wasaaradda kalluunmeysiga iyo Dhaqaalaha buluugga ah ee Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay dhammaan maraakiibta sida sharci darrada ah ku soo gala biyaha Soomaaliya, kuwaasi oo sameeya kalluumeysi, iyaga oo aan ruqsad heysan.
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Kallumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in muddooyinkii la soo dhaafaay ay urrurinaysay xogo ku saabsan maraakiib kalluumeysi oo logo leeyahay wadamo shisheeye, kuwaas si xad gudub ah kalluumeysi ku haya Biyoha badda Soomaaliya.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeed