Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay howlgalka hubka dhigista ee Muqdisho
    June 7, 2026
    Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
    June 7, 2026
    Madaxweynaha JFS oo Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha
    June 7, 2026
    Kulan looga hadlayay Amniga Doorashooyinka oo lagu qabtay Baydhabo
    June 7, 2026
    Shariif Xasan Sheekh Aadan oo guddoomay Shahaadada Musharaxnimada
    June 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Agaasimaha cusub ee caafimaadka gobolka Banaadir oo balan qaaday qorshe lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Agaasimaha cusub ee caafimaadka gobolka Banaadir oo balan qaaday qorshe lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka
GudahaWararka

Agaasimaha cusub ee caafimaadka gobolka Banaadir oo balan qaaday qorshe lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka

By Dahir Aadan Cali
Last updated: March 2, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Agaasimaha Caafimaadka gobolka Banaadir Dr. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay madaxda hay’addaha Maxaliga ah iyo kuwa Caalamiga ah ee ka howlgalla gobolka Banaadir.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay dhamaan masuuliyiinta hay’addaha la shaqeeya Agaasinka Caafimaadka Gobolka Banaadir, kuwaas oo madaxda cusub la wadaagay hannaanka lagu horumarin karo arrimaha caafimaadka.

Masuuliyiinta kulanka ka qeyb gashay ayaa si diiran waxay usoo dhaweeyeen magacaabista Agaasime Dr. C/raxmaan, iyagoo balan qaaday iney la shaqeyn doonaan.

Agaasimaha ayaa u mahad celiyay masuuliyiintii ka socday hay’addaha Maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah, isagoo amaanay shaqada wanaagsan oo ay Shacabka Caasimadda u hayaan.

Agaasime Dr. C/raxmaan ayaa masuuliyiintii uu la kulmay kula dardarmay dardar gelinta shaqada iyo xoojinta wada shaqeynta maamulka gobolka Banaadir, sidoo kale, Masuuliyiinta hay’adaha ayaa balan qaaday in ay sii xoojinayaan wada shaqeynta, dardar gelinta shaqada iyo howlaha baaxada leh oo ay ka fulinayaan gobolka Banaadir.

Ugu dambeyn, Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir mudane Dr. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa balan qaaday inuu sii wadayo wada shaqeynta hay’addaha iyo dhameystirka qorshayaasha lagu horumarinayo Caafimaadka Gobolka Banaadir.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay howlgalka hubka dhigista ee Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah ka soo saartay dhaawacyada iyo dhimashada…

June 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya oo tallaabo kale u qaaday geedi-socodka deyn cafinta

Washington (SONNA)-Warbixintan ay soo saartay Hey’adaha Lacagta Adduunka ayay ku sheegtay in kooxda Wadahadalka deyncafinta Soomaaliya ee Hey’adda ay heshiis…

Wararka
September 24, 2020

Itoobiya oo sheegtay in ay dayactireyso masjidka Najashi oo burbur soo gaaray

Muqdisho (SONNA)-Dowlada Itoobiya ayaa balan qaaday in ay dhisi doonta masjidka qadiimiga ee boqor Al Nejashi kaas oo ku yaala…

Wararka
January 5, 2021

Madaxwaynaha Puntland oo Daahfuray Dhismaha Ballaarinta iyo Horumarinta Dekeda Boosaaso

Boosaaso-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta daah furay dhismaha ballaarinta iyo horumarin Dekeda Magaalada Boosaaso, taasi oo…

GudahaWararka
January 24, 2023

Madaxweynaha Jubhaland oo shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada “SAWIRRO’

Muqdisho (SONN)-Shirka Golaha wasiiradda Jubbaland oo uu maanta Shir gudoominayey Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta…

Wararka
January 14, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023