Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo ku sugan dalka Imaaraatka Carabta ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo ku sugan dalka Imaaraatka Carabta ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas
GudahaWararka

Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo ku sugan dalka Imaaraatka Carabta ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas

By Bile
Last updated: February 13, 2023
1 Min Read
Share

Dubai-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayo oo magaalada Dubai ee Isutagga Imaaraatka Carabta u jooga ka qayb-galka shirweynaha horumarinta dhallinyarada ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ee  Imaaraatka Carabta, waxaana halkaas ku soo dhoweeyay safiirka dowladda Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya Danjire Axmed Daahir Maxamed, asagoona Wasiirka iyo wafdigii la socday warbixin ka siiyay hawlaha Safaaradda.

Danjiraha ayaa wasiirka la wadaagay heshiisyada iskaashi ee ka dhaxeeya dalkeenna iyo Imaaraatka Carabta ee looga faa’iidayn karo dhallinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa la xiriira shaqo abuurka, horumarinta Ciyaaraha iyo in la sahlay isu socodka labada dal oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay ay caqabado ka jireen.

Bishii hore ayay ahayd markii Wasiir Maxamed Barre Maxamuud iyo danjiraha Imaaraatka Carabta u qaabilsan dalkeenna Amb Ahmed Jumaa Mohamed ay kulan ku yeesheen Caasimadda Muqdisho si la isaga kaashado horumarinta dhalinyarada oo labada dal is-waydaarsadaan khibradaha xagga horumarinta dhallinyarada maadaama dalka UAE ka mid yahay dalalka horumarka muuqda ka sameeyay awoodsiinta dhallinyarada iyo ka qaybgelintooda siyaasadda.

TAGGED:Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS oo ku sugan dalka Imaaraatka Carabta ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

R/Wasaare Khayre oo Beesha Caalamka ka codsaday in ay ka qeyb qaataan gurmadka fatahaadaha

Muqdisho,(SONNA)---Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si deg deg ah ay uga…

Wararka
October 30, 2019

Ra’isulwasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro

Muqdisho (SONNA)-Ra’iisal wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane  Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhoweyd ka digey garoonka diyaaradaha…

Wararka
July 14, 2020

28 Qof oo ku geeriyooday doon la qalibantay kadib markii khawaarijtu u diideen meel ay ka baxdo

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle oo qabtay shir jiraa’id oo uu kaga waramayo xaaladdii ugu dambeysay saameynta…

GudahaWararka
November 25, 2023

Wasaaradda Amniga Galmudug oo la wareegtay Maleeshiyo beeleedyo iyo Gaadiid dagaal si loo Qarameeyo+SAWIRRO

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda amniga Galmudug ayaa qaar kamid ah beelaha dega  Gobalka Mudug kala wareegtay hub iyo gadiid dagaal, taas oo…

Wararka
June 9, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023